Scroll to Top

Dhibta haysata shirarka dib u heshiisiinta Soomaalida ee hadba wadan lagu qabto waxay tahay: Dadkii shirkii sanadkii hore lagu qabtay wadan (hebel) ayaa iyagoon qofna ka maqnayn jooga midka hadda la qabanayo magaalo (hebel). Wax yara sii akhri (video-gana daawo) meel kalaan u socdaaye. Sababta aan u soo qaatay video-gan  waxay tahay: Waxaan aad uga helay sida dadka...Continue reading »

Bartamaha — Waxaa todobaadkii ina dhaafay ka socday magaalada Columbus ee gobolka Ohio Mowliidka Nabiga NNKH oo lagu qabtay Masjid Al Rahma. Haddaba waxaan idiin soo diyaarinay laba Nabi Amaan oo daawasho ah oo ay qaadeen culumadii isugu timid xuska. Hoos ka daawo labadan Nabi Amaan  ay qaadayeen culumadii & kasoo qeybgalayaashii Xuska Nabiga NNKH. Magaca...Continue reading »

Yet again, the victims were born in Somalia but raised in Toronto. Yet again, the victims appear to have had links to a bustling drug trade between Ontario and Alberta. Yet again, police have no suspects. On Feb. 17, Idiris Abess, 23, and Saed Adad, 22, were found dead in Hillside Manor, a downtown Fort McMurray apartment building notorious for drug-dealing and prostitution,...Continue reading »

Bartamaha — Barnaamijka Wargelin todobaadkan ayaa ah mid aad u xiiso badan. Waxaan kusoo qaadanay Warbixin ku saabsan maxkamaddii Raiisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Samatar, Waraysi aan la yeelanay arday Soomaali ah oo barta Maaraynta Dalxiiska oo isla markaana filinkii Black Hawk Down sheekadiisu ay ku jirtay, Maahmaahdii todobaadka iyo qeybo kale oo xiiso...Continue reading »

Minneapolis, Minnesota (CNN) — On certain nights in Minnesota’s Twin Cities, a turn of the radio dial can reveal Somali voices crackling over the radio waves. But these aren’t the voices of a distant land. They belong to Zuhur Ahmed, a local Somali radio host, and her show guests. Together, they are part of a population of about 30,000 Somali refugees...Continue reading »

Bartamaha — Maxamed Cabdi waa waxgarad Soomaaliyeed oo degan magaalada Washington DC, mar uu ka hadlayay shirkii bulshada rayidka ayuu wuxuu soo jeediyay talooyin fiican oo ku wajahan sida maamul fiican loo samayn karo. Talooyinka uu soo jeediyay waxaa ka mid ah: - Dadku inay ogaadaan dowladoodu waxay qabato, ha ahaato dhanka dhaqaalaha ama dhanka siyaasada. - In...Continue reading »

Laila Sidiq is Tunisian Somali and lives in Las Qoray for more than 20 years, One day she’s seen something that she would never imagined in her life (not even seen in films as she put it). Laila knows what happened to the Somali fishermen and she wants everyone to do something about it. WATCH ...

Bartamaha — Zakiya Xuseen waxay degan tahay wadanka Ingriiska magaalada London waxayna ka mid tahay dhallinyarada Hanoolaato, laakiin video-gani kuma saabsana hawlaheeda ee waxaan idiin sheegaynaa in Zakiya ay maansada taqaan oo ay ku gabyi karto Soomaali iyo Ingriis… waa karti ay dheer tahay dad fara badan. Haddaba Bartamaha ayaa u mahadnaqaya dadaalka Zakiya...Continue reading »

Waxaa magaalada London lagu qabtay Baroordiiq loo sameeyay Suleymaan Colaad Rooble oo ahaa wasiirkii isboortiga Soomaaliya. Daawo ...

Bartamaha — Todobaadkan Barnaamijka Wargelin waxaa ku jira oo sidaad uga barateenba idiin haynaa dhacdooyinkii todobaadka, qeybaha badan oo uu todobaadkan ka kooban yahay waxaa ka mid ah: Hooyadii Soomaaliyeed ee lacagta aad u dirteen oo la gudoonsiinayo, Wararkii todobaadka oo ay ka mid yihiin dhul gariir ka dhacay dalka Chile, Videoga todobaadka oo ah mid qosol...Continue reading »

Xaflad lagu soo dhoweynayay taageerada ra’iisul wasaarihii dowladdii hore ahaana Wasiirkii Gaashaandhigga S/Guud Max’ed Cali Samatar  ayaa lagu dhigay  magaalada Minneapolis. Xafladdan ayaa lagu cambaareeyay dacwada madaniga ah ee lagu soo oogay Maxamed Cali Samatar, taasoo lala hortagi doono maxkamadda ugu sareysa Maraykanka. Hoos ka daawo video-gan...Continue reading »

Bartamaha (London) Tan iyo intii ay burburtay dawladnimadii Soomaalida ayaa waxaa jiray mar walba shakhsiyaad iskuhayay kuna hardamayay siyaasada Soomaaliya, balse hada ayaa waxay isku badashay in kooxo ku abtirsanaya diimo ama fikrado ay u wareegtay is qabqabsigii. intii kulankan uu socday ayaa waxaa halkaasi ay ka sheegeen mas’uuliyiintii ururada ka socday ama...Continue reading »

Bartamaha — Kooxda Manchester City oo la ciyaaraysay Liverpool ayaa garoonka soo galisay ciyaaryahanka Soomaaliyeed ee Cabdisalaam Cadaay. Daawo in badan oo aan idiinkaga soo duubnay laga bilaabo markuu ciyaarta soo galayo. ...

Bartamaha — Dhallinyarada Waayaha Cusub oo aad uga barateen inay idiin soo gudbiyaan heeso casri ah ayaan waxaan go’aansanay anagoo ah qeybta madadaalada ee Bartamaha Media  inaan bisha Maarso ka dhigto bishii WAAYAHA CUSUB. Waxaan idiin soo gudbin doonaa Album Cusub oo aan horay loo arag laguna magacaabo Samriwaayay, todobaad walbana heeso ka mid ah albumkaas...Continue reading »

Bartamaha — Waxaa magaalada Columbus ee gobolka Ohio ka dhici doona bisha Maarso 5teeda ilaa iyo 7deeda Xafladda Xuska Nabigeena NNKH (Mowliidka Nabiga SCW). Xuskan oo sanadkiiba mar la qabto ayaa sanadkan waxaa martigaliyay magaalada Columbus, waxaana isugu imaan doonaa culimaudiin ka kala imaanaysa Africa (Nairobi), Yurub, Kanada iyo Maraykanka. Hoos ka daawo faahfaahin...Continue reading »

Bartamaha — Ma ogtahay akhristow inay jiraan Soomaali ka shaqaysata beeraha wadanka New Zealand?, Video-gan oo lagusoo qaatay Barnaamijka Wargelin ayaa ku tusaya nolosha Soomaalida ka shaqaysata beeraha tufaaxa, canabka iyo kiwi-ga. Magaalada Hastings ee dalka New Zealand ayaa hoy u ah Soomaalidan iyagoo isla degan intooda badanna ay u yimaadaan siday lacag uga samaysan...Continue reading »

Bartamaha (Nairobi) Waxaan nasiib u yeelanay inaan ku waraysano magaalada Nairobi Fanaanka caanka ah ee Cabdi Cali Bacalwaan oo sidaad ogtihiinba ka mid ahaa fanaaniintii ugu horeeyay ee lagu aasaasay Hobolada Waaberi. Riwaayadaha uu Bacalwaan kasoo qeyb qaatay waxaa ka mid DAB JACAYL KARI WAA, BAD JACAYL BADANAA, HABLAYAHOW HADMAAD GUURSAN DOONTAAN, Heesihiisa waxaa...Continue reading »

Waxaa aadka loo raadiyay todobaadkan dhanka Internet-ka waxaa ka mid ah.  Farshaxankan aadka u qosol ka badan ayaa waxaa ku jira niman Taksi saaran aanan midkoodna midka kale la hadlayn laakiin taasi waxay badalmaysaa markii  gabar banaanka maraysa ay ka helaaan quruxdeeda iyo darawalka gaariga ruuxiisa oo aan dab yar shidayn.   Mukulaal muruqa ka saaraysa Mukulaal...Continue reading »

Bartamaha — Barnaamijka Wargelin todobaadkan waa mid aad u xiiso badan oo aan idiinkaga soo diyaarinay dhinac walba. Sidaad horay uga barateen wargelin waxaan ugu talo galnay inaan umadda Soomaaliyeed ee dunida dacaladeeda jooga isku xirno una soo diyaarino barnaamijyo ay ka faaiidaysan karaan isla markaasna ay ku noqon karaan dad wargal ah oo la socda xaaladaha...Continue reading »

In 2007 a district judge ruled that Samantar had immunity under the Foreign Sovereign Immunities Act and dismissed CJA’s lawsuit. The United States Court of Appeals for the Fourth Circuit overturned that decision, ruling that the law only applies to foreign states, not individuals. Samantar next appealed that decision to the Supreme Court, which could hand down...Continue reading »