Scroll to Top

RIYADH, Saudi Arabia — Saudi Arabia said Wednesday it has foiled several planned attacks on oil installations with the arrests of 113 suspected al-Qaida militants in a months-long sweep. Many of the suspects had come to Saudi Arabia on visas to visit holy sites or by sneaking across its borders, but wanted to join and organize attacks with al-Qaida, the Interior...Continue reading »

At Chatham House, Sheikh Sharif Sheikh Ahmed, President of Somalia’s Transitional Federal Government, appealed for international cooperation to tackle Somalia’s humanitarian and development challenges, violence, and piracy. David Stephen, UN Secretary General’s Special Representative for Somalia (1997-2001), chaired the event. President Sharif speaks...Continue reading »

The National: For the 1st time a group of Somali-Canadians speaks out (video) Somali-Canadian families in the Greater Toronto Area are demanding justice after 29 of their sons have been slain in separate incidents in Alberta in recent years and only one arrest has been made. In the past five years, 29 men have been killed in Calgary, Edmonton and Fort McMurray in...Continue reading »

The 19 year old civil war in Somalia has seen its health care system destroyed leaving Somalis seeking medical attention to travel out of the horn of Africa country. Many cannot afford the expenses. Yassin Juma reports on how a group of Somalis in the diaspora is giving hope to hundreds of Somalis seeking special treatment not available in the country. Watch ...

Bartamaha (Washington, DC) John Boehner oo ah hogaamiyaha xisbiga Jamhuuriga ee aqalka Senate-ka Maraykanka ayaa xanaaq weyn ka muujiyay markii laga guul daraystay oo la meel mariyaty Daryeelka Caafimaadka, Horaa loo yiri Gari laba kama qosliso laakiin sida uu u qaatay John Boehner guul darada ayaa ah mid meel sare taabanaysa. Boehner oo ka socda gobolka Ohio ayaa mucaarad...Continue reading »

Bartamaha — Barnaamijka wargelin todobaadkan oo xiiso badan leh ayaa waxaan kusoo qaadanaynaa: Waraysi khaas ah oo aan la yeelanay Axmed Xuseen oo aanu ka waraysanay dhallinyarada la sheegay inay u dagaal tageen Soomaaliya si ay ula saftaan kooxda Al Shabaab, dhallinyaradaas oo deganayd dalka Canada , Abwaanka dhallinyarada Waayaha Cusub oo aan ka waraysanay heesaha...Continue reading »

Moe Abdullahi Mohamed spent six months with the Somali militant group Al-Shabab. He recently returned to Canada and was shocked to see a rising radicalism among young Somali-Canadians. ...

Bartamaha (Nairobi) Fanaaniinta da’da yare e Waayaha Cusub saldhigooda weyna uu yahay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa geesinimo xoogani muujiyay, kadib markii ay soo saareen laba hees oo ay ku cabirayaan waxey yihiin Al-Shabaab. Al-Shabaab waa awood xoogan oo ka jirta gudaha Soomaaliya taasoo magic diimeed ku dhaqanta isla markaana falal Argagax leh...Continue reading »

Toronto  — A Toronto man has been killed in Somalia while fighting with the al-Qaeda-linked militant group Al-Shabab, according to a message posted on the Internet. The message, which accompanies a video posted on YouTube, identifies the man as “Mohamed al Muhajiri” and says he worshipped at the Abu Huraira Mosque in Toronto. The death could not...Continue reading »

CNN-tu markay ogolaatay in dadku ay kusoo darsan karaan Twitter-kooda iyagoo ka qeybqaadanaya barnaamijyada laga hadlayo, isla markaasna Twitterkooda waxay ku qoraan uu TV-ga meesha hoose ay kusoo qormayaan ayaan waxaan is dhahay waxbaa meeshaan kasoo socda. Haddii dadka loo ogolaado inay si toos ah ugu qori karaan waxay ku fikirayaan waa fikrad khasaaro keeni karta maadaama...Continue reading »

Waa hees cusub oo ay sameeyeen dhallinta Waayaha Cusub oo la yiraahdo NO TO AL SHABAAB (Al Shabaab Al Qaacida weeyaan) – waxaa heestaan la qaadaya Ukoo Fulani (Fanaaniin Kiinyaati) Daawo: ...

Maansadan ayaa waxaa tiriyay Abwaankii caanka ahaa AUN C/qaadir Xirsi Yam Yam. Ereyada tixdan ku jira waxaa ka mid ah: Bismillahi Eeboow, Alraxmaani Eeboow, Alraxiimi Eeboow, Subxaana Allah Eeboow, Alxamdu Lillah Eeboow, A llahu akbar Eeboow,  aduunyada dhamaanteed ifka kii dhisoow Eeboow, Axad kaliya Eeboow, uumiyaa khalqoow Eeboow, Kii aan la dhalin Eeboow, Isna aan...Continue reading »

Bartamaha — Culimada Islaamka ayaa kulan la yeeshay madaxda Dowladda ku meel gaarka ah, kulankan oo ay kasoo qeybgaleen culimada ugu waaweyn ee muslimiinta ayaa ka dhacay magaalada Dubai, Imaaraadka Carabta. Video-ga ayaa ku hadlaya Carabi. Daawo: ...

Bartamaha — Yesterday Prof. Ken Menkhaus (Davidson College) was on CNN Newsroom and was asked: What kind of leverage might any country have to helpout Somalia right now?. (watch the anchor’s ending comments about Somalia) Watch: ...

Bartamaha (London) Suaasha uu weydiiyay Ibraahim Baafo ayaa ahayd: Mudane Madaxweyne Maxaa heshiiska addis ababa loo aadayaa oo loogu qaban waayay Xamar? Madaxweynaha oo ka jawaabaya suaashaas ereyaduu ku jawaabay waxaa ka mid ahaa “Addis Ababa in lagu qabto waxa dhibaatada ood ka aragtaan aan rabaa inaan ku weydiiyo…..markaad Addis Ababa maqashiinn...Continue reading »

Todobaadkan waxaan kusoo qaadanaynaa: WFP oo lagu soo eedeeyay inay cuntada kaalmada ah ah aysan gaarsiin dadka tabaalaysan, Madaxweynaha DKMG ah Mudane Shariif Sh. Axmed oo suaalo uga jawaabay Jaaliyadda Soomaalida ee Ingriiska, Maanso aad u wacan oo uu tiriyay Allaha u naxariistee Cabdiqaadir Xirsi Yam Yam oo lagu magacaabo Bismilaahi Shaafi, Dowladda Maraykanka oo dhaleecaysay...Continue reading »

Bartamaha — Asluubta ayaa ku jirta in hadaad madax tahay aad iska ilaaliso khaladaadka marka camera-da lagaa duubayo. Wasirka Maaliyadda Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Adan oo dadkoo dhammi ay is weydiiyaan muxuu mar walba ula taagan yahay Madaxeweynaha, meel kastana ula socdaa?, ayaa waxaa ka muuqata inuu daalan yahay. Sida ka muuqata Shariif Xasan Sheekh Adan...Continue reading »

Bartamaha (London) Suaashan ayaa waxaa weydiiyay Amaal Cali oo ka tirsan Xisbiga Hanoolaato, mar uu madaxweynuhu ku qabtay suaalo iyo jawaabo guriga daaraasdka caalamiga ah ee Chatam House London, suaalahaan oo Ingriis & Soomaali lagu weydiinayay maadaama ay dad ajnabi ahi joogeen qolka ayaa Amaal waxay wax ka weydiisay madaxweynaha arrintii beryahanba laga hadlayay...Continue reading »

A new investigation commissioned by the UN Security Council found that in addition to the diversion of food aid, a number of regional authorities were collaborating with pirates while Somali government ministers sold diplomatic visas for trips to Europe. “Somali ministers, members of Parliament, diplomats and ‘freelance brokers’ have transformed access...Continue reading »

Bartamaha (London) Teleefishinka wadanka Ingiriiska ee la yiraahdo Channel 4 ayaa waraysi khaas ah ka qaaday Madaxweeynaha Soomaaliya Shiikh Shariif isagoo ku jooga booqasho dalka Ingiriiska. Waraysigu wuxuu ku baxayaa Af Soomaali iyo Ingriis (Madaxweynuhu wuxuu ku jawabayaa Soomaali laakiin waraystaha ayaa Ingriis ku weydiina iyadoo uu turjume qolka kula jiro inkastoo...Continue reading »