Eleven suspected Somali pirates accused in separate attacks on two Navy ships off the coast of Africa were indicted in U.S. federal court Friday. There was heavy security at the courthouse when the men appeared wearing handcuffs and either bright orange or olive drab prison outfits. One used crutches and had a bandage wrapped around his head. Another used a wheelchair,...Continue reading »
Category Archives: VIDEOS
(B) Weriye C/naasir Cirro (M) Madaxweyha Maamulka Ximan iyo Xeeb M. C/laahi London: Maamul goboleed cusub oo laga asaasay Gobolada dhexe ee Soomaaliya oo xafalad lagu taageerayo lagu qabtay wadanka Ingiriiska, waxaa la fadhiistay madax weynaha( Mahamed C/laahi Aadan) Â maamulkan cusub oo weliba waydiiyey suaal kulkula oo ku saabsan maamulka cusub weriyahayah Londan ee...Continue reading »
Barnaamijka maanta ayaan gebi ku soo qaadanaynaa dhacdo Soomaalida Columbus, Ohio ku nool gilgishay, Soomaalida aduunka ku noolna si dhakhso leh u gaartay sidii caws dab lagu daaray. Haddaba arrintan dhacday ayaa ah mid aan lagu soo koobi karin daqiiqado yar, waxaan go’aansanay in Wargelin aan u hibayno todobaadkan sheekadan ka dhacday Columbus, Ohio. Imaamka Masjidka...Continue reading »
Bartamaha (Washington DC) Jendayi Frazer oo Soomaali badani ay ku tilmaamaan inay ahayd qofkii ay nabadda Soomaaliya ay ka harsan weyday intii ay haysatay xafiiska arimaha Afrika ee wasaaradda arimaha dibedda ee Maraykanka, ayaan idiin soo helnay meeshay ku danbaysay waayadan. Waxay wax ka dhigtaa Jaamacad Maraykanka ku taal, waxay dhigto idiinkagama waramayno...Continue reading »
Qeybta showgan “L&A CI†ayaa waxay ku socotaa wiil la yiraahdo Xasan oo Sayid Maxamed uu awoowe u yahay oo doonaya inuu hub ka gato (hub fara badan) Maraykanka si uu u qabsado ama ula wareego Puntland oo ku taal Waqooyiga Soomaaliya (waa siday u dhigeen sheekada) una xaaqo qabqablayaasha waalwaalan ee qaad cunka badan. Haday Puntland ku taal waqooyiga...Continue reading »
Bartamaha — Kooxda  wadaniyiinta caanka ah ee Qeylo dhaan ayaa soo saartey mar kale Hees cusub oo wadani oo looga hadlaayo marxaalada maanta dalka Soomaaliya ku  sugan yahay iyo wacyiga  ka jira, heestaan ayaa magaceeda la yiraahdo ‘’Soomaalaay is garoowso’’. Heestan cusub ayaa waxaa si wadajir ah ugu luuqaynaya codadkooda...Continue reading »
As South African racial tensions continue to mount, the white supremacist leader of a paramilitary group yesterday nearly came to blows with a black activist on a TV news program. “Don’t you dare interrupt me,†Andre Visagie told Lebohang Pheko after she peppered him with questions. He ripped off his mike and began to storm off the set, then...Continue reading »
Bartamaha — Wiil u dhashay dalka Taiwan ayaa ka yaabiyay dadkoo dhan noqdayna in laga raadiyo shabakadaha aduunka kadib markii uu kusoo baxay tartan Karoake ah oo TV-ga Taiwan ka socday uuna qaaday heestii “I will always love you” ee Whitney Houston. Haddaad indhaha isku qabato waxaad u malaynaysaa inay Whitney heesta qaadayso. Waxba yaanan hadal idinku...Continue reading »
Bartamaha (DC) Congressman Maraykan ah oo ka socda gobolka Georgia ayaa todobaadkan video-giisu noqday mid caan ah oo haddana lala yaabay. U.S. Rep. Hank Johnson (D-Decatur) oo weydiinayay suaalo Robert Willard, a hogaamiyaha U.S. fleet ee Pacific-ga, suaalahaas oo ku saabsanaa dhibta ay keeni karto haddii ciidamo hor leh oo Maraykan ah la geeyo Jasiiradda Guam ee...Continue reading »
Bartamaha (London) Waxaan maanta oo ay tahay 31 March 2010 ka dhacay Mudaaharaad looga soo horjeedo madaxweynaha dalka Itoobiya Meles Zenawi oo booqasho ku yimid Dalka Ingriiska. Mudaaharaadkan oo ay qayb ka ahaayeen mujtamaca bariga Africa oo ay ka mid ahaayeen Somalida, Xabashida, Oromada iyo Soomaali Galbeed iyo Ogaden. Dadweynihii halkaas ka mudaharaadayay ayaa ...Continue reading »
Dugsi hoose ee Maraykanka ku yaal ayaa arda ka mid ah ay sameeyeen (mise waalidkood ay gacan qabteen) filinkii Scarface oo ku saabsanaa Toni Montana. Filinka Scarface oo adduunka oo dhan caan ka ah ayaa ku saabsanaa Nin qaxooti ku ahaa Maraykanka oo gaaraya heerka ugu sareeya ee qaybinta iyo maamulka daroogada, waxaana filinkaas ku jiray ereyo aad u xun iyo dil qaab...Continue reading »
DETROIT — Nine suspects tied to a Midwest Christian militia that was preparing for the Antichrist were charged with conspiring to kill police officers, then attack a funeral using homemade bombs in the hopes of killing more law enforcement personnel, federal prosecutors said Monday. The Michigan-based group, called Hutaree, planned to use the attack on police as...Continue reading »
Video cusub ayaa soo if baxday oo ku saabsan Congressman ka tirsan baarlamaanka Maraykanka oo candhuuf lagu tufay isagoo u sii socda si uu uga qeybqaato dejinta sharcigii daryeelka caafimaadka ee todobaadkii ina dhaafay. Ninka candhuufta ku tufay Sharci dajiye Emanuel Cleaver ayaa ka mid ahaa dadkii ku mudaharaadayay Congresska Maraykanka hortiisa, dadkaasoo loo yaqaan...Continue reading »
Bartamaha — Barnaamijka Wargelin oo todobaadkiisii 24aad inoo maraya maanta wuxuu ku saabsan yahay: Warbixin uu Maxamed Triig Wiilwaal kasoo diyaariyay Soomaalida St Cloud, Daryeelka Caafimaadka oo sharci laga dhigay, Shabaab & Qubuuraha, Waraysi aanu idiinkaga soo qaadnay qoraaga caanka ah Khalid Cali Guul, Video-ga todobaadka oo kaa yabin doona iyo swaxyaabo...Continue reading »
Maxaa ka dhacay Port-au-Prince markii ay madaxweynayaashii hore ee maraykanka George Bush iyo Bill Clinton joogeen goob ay kula kulmayeen dadkii ku tabaaloobay dhul gariirkii ka dhacay dalka Haiti?. Madaxweyne George Bush mar uu salaamayay dadweynihii halkaas isugu yimid ayaa waxaad ka arkaysaa in markuu salaamay qof ka mid ah dadweynihii halkaas isugu soo baxay uu...Continue reading »