Scroll to Top

Adam Boulton’s interview with Alastair Campbell on the prospects of a Liberal Democrat-Labour deal without Gordon Brown as PM turned into something of a spectacular bunfight. In the video you get to see the tone deteriorating through their talk of coalitions to the point 4 mins 30 secs in where Boulton starts jabbing at Campbell: “I’m fed up...Continue reading »

In his show last night Anderson Cooper tried to grill the now infamous Terry Lakin, a U.S. Army officer who refuses to follow President Obama’s orders because he doesn’t believe Obama was born in America, but Lakin appeared with his lawyer, who interrupted to answer most of the questions. A visibly frustrated Cooper accused Lakin of hiding behind his...Continue reading »

Bartamaha — Waxaa warqadan iyo video-gan noo soo gudbiyay Soomaali lagu dhibaateynayo garoonka dayuuradaha ee Phoenix, Arizona waxayna ka codsanayaan dhamaan Soomaalida inay daawadaan video-gan in badan, si ay Youtube-ka u tagto halka u saraysa isla mar ahaantaasna ay TV-yada Maraykanku qaataan video-gan warkuna uu u wada gaaro meel walba. Fadlan daawo video-gan...Continue reading »

An American-born member of Shabaab, al Qaeda’s affiliate in Somalia, has released a propaganda tape that is aimed at recruiting Westerners to wage war against their home countries and establish an Islamic caliphate in the Middle East. The audiotape, titled “First Stop Addis,” features Abu Mansour al Amriki and other members of Shabaab. On the tape,...Continue reading »

Bartamaha — Fanaanadda caanka ah ee Saada Cali Warsame oo lagu yaqaan inay maskaxdeeda ka hadasho iyadoon ka weecan waxayaabaha ay fanaaniinta kale ay ka baqaan ayaa waxay soo saartay hees cusub oo ay u digayso Al Shabaab. Heestan ayaa magaceeda la yiraahdaa Digniin. Ereyadeedana waxaa ka mid ah: Nin dalkiisa hooyaad doolar siistay baad tahay. Dulli ruux ku nooloo...Continue reading »

Bartamaha — Barnaamijka todobaadkan ayaa waxaan kusoo qaadanaynaa gaari lagu kala gatay lacag gaaraysa 30 – 40 Malyan oo Doolar, Mooskii Soomaaliya adduunka sidee looga tixgelin jiray, Maalinta nabadda aduunka oo Soomaaliya ay hormuud ka tahay, Video-gii todobaadka, Hees cusub oo aan markii ugu horeysay Wargelin idiinkugu hayno, iyo qeybo kale oo idin xiisa...Continue reading »

Bartamaha — Ma iska fiirisaa cuntada aad cunto waxa ay  tahay?, Imisaa Fat ama Calories ku jira qadadaad cunayso maalin walba ama markaad cashaynayso?. Video-gan nala daawada dadweynaha sharafta leh ee reer Bartamaha, wuxuuna ku tusinayaa cuntada aad maalin walba cunto inay ku xiran tahay caafimaadkaaga, inaad jimicsiga badsatona waa lama huraan. Waxaan filaynaa...Continue reading »

Hees Cusub oo wiigan Soo baxday waxaa soo bandhiga bahda Mali Ent.. ku raaxasta ...

Bartamaha — Barnaamijkeena maanta wuxuu ku saabsan yahay: 11 Soomaali ah oo burcad badeednimo lagu soo eedeeyay maxkamadna lagu soo saaray Norfolk, Virginia — Haddii danbiga lagu caddeeyo waxaa lagu xukumi karaa xabsi daa’im. Waxaa kaloo todobaadkan idiin haynaa madaxweynihii hore ee Maraykanka John F. Keneddy oo ka hadlaya Jamhuuriyadda Soomaaliya. Qeybta...Continue reading »

11 Burcad badeed ee lagu hayo magaalada Norfolk, VA ayaa la sheegayaa in midkoodna uusan ku hadli karin Ingriis si uu isku difaaco, mana ay garanayaan waxyaabaha lagusoo eedeeyay, 1 burcad badeed ayaa la sheegay inuu diiday eedaynta, sidooo kale 10ka kale ayaa la siiyay 2 maalmood si loogu sharaxo waxyaabaha lagusoo eedeeyay iyagoo loo qoondeeyay qof Soomaali ah oo u turjuma. Daawo...Continue reading »

Xayaysiin cusub oo ay US Navy-gu soo saareen TV-yada Maraykanka ayaa lagu soo daray burcad badeeda Soomaaliyeed. Xayaysiinta ayaa loogu magacdaray “NAVY – Global force for good” Daawo: [ via: Dailyga.com ] ...

Bartamaha — Video-gan taariikhiga ah ayaa ku tusinaya dowladnimadu qiimaha ay leedahay iyo Soomaaliya markay Soomaaliya ahayd. Booqashadan ayaa dhacday 27kii Nofeembar sanadku markuu ahaa 1962, Raiisal Wasaaraha Jamhuuriyadda Soomaaliya C/rashiid Cali Sharmaarke iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa booqasho ku tagay dalka Maraykanka halkaas oo ay ku soo dhoweeyeen gacmo...Continue reading »

Bartamaha — Video-gan qosolka badan wuxuu ku saabsan yahay macalimiintii Talyaaniga ee Soomaaliya joogi jirtay ayaa samaysatay xaflad ay isku soo booqdeen (Re-Union), Video-gaan ayayna iska duubeen iyagoo xusaya heestii guulwadoow Siyaad ee subax walba iskoolka laga qaadi jiray. [ Waxaa noo suurto galiyay Dailyga.com ]  >> Halkan ka daawo ...

Minneapolis: Xafalad sharaf si fiican oo loo soo abaabulay oo ay soo qaaban qaabiyeen Dhalin yarada SSC ee gobolka Minnesota. ...

Bartamaha — Magaalada Perth ee dalkaas Australia ayaa waxaa ka baxa geedka Qaadka oo reero badan kala raray, geedkan ayaa ka baxa meelaha loo yaqaan Park-yada ama dadku ay ku nastaan, ayaa waxaa dhacday in Soomaalida cunta geedkan ay isu soo ballansadeen oo ay rifteen geedkii quruxda meesha loogu beertay. Daawo: Waxaa soo duubay video-gan: Madaale Productions. ...

St. Cloud: Habeenka Soomaalida waa habeen ay soo qaabeeyneen soona qurxiyeen dhalinyada dhigta Jamacada St. cloud wuxuu ka koobanyahay Hido iyo Dhaqan, waa habeen dadka ajinebiga ah loogu soo bandhigo Soomaalida iyo waxay Hido u leeyihiin. ...

Minneapolis: Haa showgii labaad ee ay idiin soo bandhigijireen 1st cup iyo www.Bartamaha.com waxaa habeenka sabtida lagu qabtaa showgan makhaayada 1stcup. ...

Minneapolis: Wiigan soo dhaafnay waxaa dhacday arin dad badan oo muslin ahi la yaabeen kadin markii nin Soomaali ah oo ku dhintay Gobolka Ohio uu diiday Immaam Soomaaliyeed in uu ku tukado Salaada Jinaasada taas oo abuurtay Buur iyo dagaal dhex maray dadkii uu ka geeriyooday marxuunkaasi oo xaqiijiyey in uu tukan jiray anaan nin muslin ah. Arintaas iyo waxay diintu ka...Continue reading »

Barnaamijka Wargelin qeybtiisa 27aad waxay ku saabsan tahay: Kulan khaas ah oo aan la yeelanay macalimad Soomaali ah oo wax ka dhigta iskoolada Maraykanka horayna uga soo baxday Jaamacadda Lafoole ee Soomaaliya, frame-yada guryaha la surto oo Quraanku ku qoran yahay oo aan ku aragnay khalad weyn, Gabay cajiib ah oo aan idiin doornay, Qaadka waa maqashaaye waligaa geedkiisa...Continue reading »

Film: Wuxuu Film kan gaabani ka hadlayaa dhibta lagu hayo dadka Soomaaliya u sadcaala oo ka dhoofa dibada iyagoo dhulkii iyo dadkii soo booqanaya oo markay soo laabtaan lagu ciqaabo garoomada ay ka soo degaan iyagoo lagu tuh mayo in ay la soo sameeyeen gacan saar maamulada lagu tilaamo argagixisooyinka. waxaa film kan ku jira Aaro oo ah fanaan sameya heeso badan oo uu...Continue reading »