Scroll to Top

Bartamaha (Somalia):- In the middle of Somalia’s conflict, humanitarians are still making a difference in the lives and health of people. WHO and Health Cluster partners are training Somali health workers, including surgeons, to treat patients, including the hundreds of women and children wounded in the capital, Mogadishu. Click Video:- http://www.youtube.com/watch?v=Tpr-qXR-dbk ...

Minneapolis, Sadik warfa waa wiil soomaaliyeed oo u ordaya in uu noqdo maareeyaha Degmada 61A ee magaalada Minneapolis Daawo waraysi ay la yeelataya www.Bartamaha.com ...

fanaafnka Qaran oo markii ugu horaysay ka tumay Soomaalida Nairobi ku dhaqan Xasan aadan wixii qaxa ka danbeyey wuxuu show yadiisa ku soo bandhigi jiray cariga Qurbaha qasatan wadamada Reer galabeedka wuxuu markan firsad siisyey dadka degan African oo markii ugu horaysay ee uu ka dadgay wadanka kenaya wixii qax ka danbeyey ay had Maalintii ciida oo uu show si fiican loo...Continue reading »

Waa Show ay soo saaraan Dhalinyaro Soomaali ah kuna saabsan Qaabka Dhalinyarada Qurbaha ku kortay u dhaqanto iyo weliba habdhaqameedkood waa Sadex show (3) wixii kele oo ay ku soo biiriyaana waa idin la soo socdsiinaysaan waan barnaamijyo u qalma in loo soo bandhigo. ...

Bartamaha (Minneapolis):- Kooxda qeylodhaan ayaa soo saartey hees  oo looga hadlaayo dastuurka cusub, heesta magaceedana waxaa la dhahaa dib u dhiga dastuurka cusub. Heesta waxaa si wadajir ah u soo alifey Fanaanka caanka ah Jooqle Shire Jaamac , Abwaanka Cabdi Shire Jaamac’’Ciyaar jecel’’ iyo abwaan dhalinyaro ah oo la yiraahdo Axmed Calas. Heesta waxaa si wadajir...Continue reading »

With Quran burning a hot button issue across the nation, one man is getting a lot of attention for his actions to spare a Muslim holy book. The skateboarder snatched the Quran seconds before it was supposed to be torched. And in the process, he managed to coin a now famous phrase thanks to the internet. 23 year old skateboarder Jacob Isom: “Snuck up behind him took...Continue reading »

Bartamaha — Barnaamijka Wargelin ayaan todobaadkan kusoo qaadanaynaa sida ay dadweynaha reer London u arkaan madaxweynayaasha faraha badan ee Soomaaliya ay leedahay. Sidaad ogtihiinba maamul goboleedyada Soomaaliya mid walba wuxuu leeyahay madaxweyne u gaar ah. Waxaan kaloo kusoo qaadanaynaa waraysi gaar ah oo lala yeeshay C/salam Caato. Waxaa barnaamijka maanta...Continue reading »

Bartamaha (Mississippi):- Members of Winnipeg’s Somali community are looking for answers after two young men were pulled from a car at gunpoint in an apparent case of mistaken identity. Police briefly detained Mustafe Nur and a passenger in his car after a traffic stop at Kennedy Street and Cumberland Avenue just before 2:41 a.m. CT Sunday. In a video of the incident...Continue reading »

Heestan ayaa waxaa qoray qaadayana Xuseen Shire oo ka tirsan kooxda Qeylodhaan. Waxaa heestan uu abwaanku/heesaagu tiriyay kadib markuu arkay gabar Soomaaliyeed oo ballan qaaday inay wadanayso Asaayda ilaa ay Soomaaliya nabad ka noqoto, Aamina Weheliye ayaa sheegtay inuusan ninkeedii dhiman uuna noolyahay laakiin ayay tiri waxaan rabaa inaan fikradda nabada hirgaliyo....Continue reading »

Al-Shabab group in Somalia declares an all out war against the government and foreign forces. With more civilians killed and no end in sight to the two decades long conflict, has the military option failed and what other options are there? ...

Somali refugees risk their lives to come to Yemen in search of a better life, but the poorest country in the Arab World offers little relief ...

”Waa bishii Islaamkee, Inta dibada joogtiyo, Soomaalida awooda leh, Ehelkiyo qaraabada, Qaarbaan itaal iyo aan awood lahaynee, u gurmadaa dadkiinoo, Afurkooda siiyaa” London 17.08.2010: Kooxda wadaniga ah ee Qeylodhaan ayaa markale soo saartey hees cusub oo magaceedu yahay afuuraay oo lagu weynaynaayo bisha barakeysan  Ramadaanka. Heestan cusub...Continue reading »

Qasiido: AFURAAY AFURAAY – Kooxda Qeylodhaan ...

A Somali migrant in Italy survives grim conditions to send money home to her four children in Mogadishu. A glimpse into the realities of life in Europe for thousands of migrants, the challenges they face, and the future they seek. ...

Ogaysiis ku saabsan adeega bulshada oo ay idiin so wada jeedinayaan Bahda Bartamaha, Makhayada Safaari, iyaguu ka codsanya in gacansatadu bishan ka faa’iidaysato oo ay bulshada gacan ka siiyaan caawimaada masaakiinta siiba aan ku jiro bishii barakaysnayd ee Ramadaan. ...

Madaxweynaha Maraykanka ee Obama oo maanta la kulmay dhalinyarada ugu firfircoon qaarada Africa isagoo kala hadalyey mustaqbalka qaarada waxaa ka qaybgalay dhalinyaro Soomaaliya oo iyagan lagu soo casumay shirkan uu Obama kula kulmay dhalinyarada Africa waxaa ku jirta Video gan gabdh Soomaali ah oo suul ku waydiisay Madaxweyne Obama. ...

Waxaa magaalada Minnepolis ee gobolka Minnesota ka dhacay kulan gargaar caafimaad ah loona qabtay fanaanka Cabdi Cali “Bacalwaan” oo ay xaalad caafimaad xumo ahi soo wajahday. Kulankan gargaarka caafimaad ayaa waxa uu ka dhacay Xarunta Bulshadda ee Brain Coyle ee gobolka Minnesota. Waxaa kulankan soo qaban qaabiyay qaar kamid ah hobaladii qaranka Waaberi...Continue reading »

Jeffrey Gettleman iyo Prof Ken Menkhaus ayaa waxaa lagu waraystay barnaamijka GPS ee Fareed Zakaria, waxaana la weydiinayay arrimo ku saabsan Soomaaliya iyo dhibaatooyinka ka taagan. Waraysigan ayaa ahaa waraysiyadaan arkayay waayadaan ee dadka ajnabiga ah ay ka hadlayeen Soomaaliya kii iigu macquulsanaa, run ahaantiina waxaan oran karaa dadka arrimaha Soomaaliya u dhuundaloola...Continue reading »

A new armed group is threatening to launch a violent campaign for the reunification of Somalia. The group is known as SSC, the initials of the regions they say that they want to liberate – Sool, Sanaag and Cayn. These regions are currently disputed over by both the breakaway Somaliland Republic and the Semi-autonomous region of Puntland in North East Somalia. “Our...Continue reading »

Bartamaha —  Barnaamijka Wargelin todobaadkan wuxuu ku saabsan yahay qeybo kala duwan oo dhinac walba taabanaya, waxaa ka mid ah: Marka ugu horaysa barnaamijika maanta waxaan ku bilaabaynaa suaasha ah Soomaalidu ma Afrikaan baa mise waa Carab? waana dood furan, waxaa kaloo barnaamijka maanta uu kusaabsan yahay Qaraxyadii kamapala ka dhacay, Muxaadaro cinwaankeedu...Continue reading »