Scroll to Top

Bartamaha — Madaxweynaha Liibiya Mucamar Qadaafi ayaa maanta bixiyay khudbad aad u dheer oo ku socota shacabka dalkiisa. Khudbaddan ayaa Qadaafi waxa uu kula hadlayay dadka mudaharaadyada ka wada Liibiya iyo dadweynaha isaga taabacsan. Khudbaddan oo ahayd mid uu waxyaabo badan uga hadlay oo ay ka mid ahayd sida uu dalkiisa ugu soo halgamay iyo sida haatan loogu abaalguday,...Continue reading »

Madaxweyhana SSC Dr. Saleebaan oo maanta Canbaareeyey Maamulka Somaliland oo uu hogaaminayo Mahamed Ahmed Siilaanyo oo saaka Dagaal ku soo qaday Meel ku dhow Magalada Buuhoodle oo ay hore isgu weerareen Ciidanka beesha iyo kuwa SSc oo ku sugnaa goobtaas wiigan. waxaa waraysi ka qaaday Dr. Saleebaan, Weriye Mahamed Wiilwaal oo jooga Minneapolis. Halkan ka Daawo Halakan...Continue reading »

Barnaamijka Talk to Aljazeera oo uu daadihinayo Maxamed Cadow ayaa waraysi ka qaday madaxweynaha Uganda Yoweri Musaveni, Waraysigan oo intiisa hore ka hadlaya siyaasadda madaxweynaha iyo doorashada hadda socota laakiin bartamaha waraysiga ayaa waxaa Maxamed Cadow uu weydiiyay Yoweri Musaveni ciidamadiisa Uganda ee jooga magaalada Xamar. Suaasha ugu muhiimsan waraysigan...Continue reading »

Ma ogtahay Madaxweynaha Uganda Yuweri Musaveni inuu qaado heesaha Rap-ka loo yaqaan?, Inkastoo uu cadeystay inuu gadaal ka gaar ku yahay heesaha Rap-ka ayaa haddana heestan lagu magacaabo “You want another Rap” ayaa dad badani dhagaysteen. Musaveni ayaa Rapkiisa gabay ahaan uga qaadayay goobo uu booqanayay, laakiin waxaa lagu daray Music. Sawirkan aad arkaysaana...Continue reading »

New York: Foreign minister SM Krishna has clarified that there was ‘nothing wrong’ with him reading out the speech of the Portuguese Minister instead of his own. The clarification came after an embarrassing faux pas in which India’s Foreign Minister read from out the Portugese Minister’s written speech at a UN meet in New York on Saturday. Krishna...Continue reading »

Weli waxay mudaraahdyo soo xoog badanayaa ka socdaan Caasimada Wadanka Masar oo mudo Afar wiig ku dhow lagu mudaharaadaayey Maamulka Madaxweyne Xusni Mubaarak oo wadan ka soo Xukumayey in ku dhow Sodon sano wuxuu marayaa Dhowr iyo sideedan jir wuxuu dhulka la galay dhaqaalihii iyo horusocodkee wadanka isagoo ay dadku ku eedaynayaa in uu jeebka ku shubto lacagaha wadanka...Continue reading »

Columbus: Musharax Sh. Abdiraxmaan Xaaji oo ku qabtay xafladii ugu horaysay ee uu u qabtay Somalida isagoo ku dhawaaqay in uu u tartamayo jagada madaxweynanimada wuxuu kaloo soo bandhiga isbadelada uu ku soo kordhinayo Dowlada ku meel gaarka ah hadii uu noqdo madaxweynaha. Daawo1 Daawo2 Daawo3 Daawo4 ...

Qalbkii u ahaa qarsoodiga laamaha dowlada ayaa casrigan cusubi u soo saaray dibada kan dhigay wax qof kasta isticmaali karo waxaa ka mid ah dhegaysiga phone ka oo ay kaa xigto in ka yar $50 oo aad ku iibsanayso qalabka lagu shubo phone ka oo ku fududaynaya in aad dhegaysto qofkaad rabto hadalkiisa iyo weliba wax kasta oo uu qabanayo in uu haysto phone kaad ku shubtay software...Continue reading »

Every year, millions of viewers tune in to the Super Bowl to not only hope to see a good game, but to also tune in and enjoy some of the commercials that advertisers produce and dish out millions of dollars to the network airing the big game that year. This year was no different with the Snickers, Brisk, Justin Bieber and Ozzy Osbourne commercials getting some of the most...Continue reading »

Bartamaha — Weriyaha caanka ah ee Maraykanka Anderson Cooper oo lagu naynaaso “Silver Fox” oo ahaa weriyayaashii ugu horeeyay ee taga dalka Masar kadib markii ay bilowdeen mudaharaadyadii ka dhanka ahaa madaxweynaha dalka Masar Husni Mubaarak. Anderson Cooperv ayaa isagoo jooga Tahriirka (goobta mudaharaadku ka dhacayay) ayuu wuxuu la kulmay taageerayaasha...Continue reading »

Febraayo 02, 2011 Bartamaha — Waxaa haatan bilawday iskudhacyo ka dhex bilowday  Shacabka Masaarida kadib markii ay iska hor imaadeen dad taageersan Madaxweyne Mubarak iyo kuwa kasoo horjeeda Nidaamkiisa. Tahrir Square ayaa waxaa hadda ka socota tuuryo iyo gacanqaad u dhaxeeya labadaan kooxood waxaaana uu qasaaraha sii marayaa ilaa 100 dhaawac ah. Adeegsiga ulaha...Continue reading »

This videos needs our attention and its well put together and its emotional. (Scroll down for the video) Posted by Ahmed Samer Mady on Youtube and here is what he wrote on the description The world has heard Egypt’s call for help, and now everyone is responding. We need our nations to respond equally. Today, it doesn’t matter what race, ethnicity, gender, or...Continue reading »

Bartamaha (Nairobi) Xafiiska Bartamaha ee qaaradda Afrika waxaa u suurta gashay inuu wareysi dhinacyo badan taabanayo la yeesho Xildhibaan Cabdulaahi Azhari oo ka tirsan golaha sharci dejinta Soomaaliya. Waxaanu xildhibaanka wax ka weydiinay arimo farabadan oo ay kamid ahaayeen waxqabadkii iyo safaradii ay wasaaraddii uu madaxda ka ahaa ee jaaliyadda dibedda ku tagtay...Continue reading »

Gabartan afar jirka ayaa u muuqata mid taqaan sida loo wado mootooyinka (Aniga xitaa wey iga badisaa) laakiin soow maahayn in waaridkeed ay ka welwelaan waayo afar jir waxa kaliya oo lagu aamini karo waa Boonbalayaasha ay ku ciyaaraan. Ookiyaalaha ay gashatay ayaaba kasii daran iyo xowliga ay ku socoto, Ninka la socdana (Aabaheed ama Adeerkeed) wuxuu mudan yahay in sharciga...Continue reading »

Bartamaha — Ciyaartoyda kubadda koleyga ciyaara waxay ugu jecel yihiin markay rabaan in gool dhaliyaan inay Dunk ku sameeyaan oo ay tusaan taageerayaashooda sida khatarta ah ee ay u dhaliyeen goolkaas. Laakiin ka waran haddii aysan qornayn in goolkaas dhasho?. Daawo sheekadan yaabka leh ee ku dhacday Jamar Samuels ee ciyaartii Kansas State vs Kansas. ...

Bartamaha — Daanyeer afartiisa ku socda aragtaye, weligiin ma aragteen daanyeer sidad dadka oo kale u laafyoonaya?. daawo videogan cajiibka ah iyo sida uu daanyeerkani u xarakoodo. ...

Maalintii Arbacada 26 Jan 2011 ahayd ayaa waxaa lagu qabtay xaflad balaaran faras magaalaha Melbourne ee wadanka Australia, taasoo loogu dabbaaldagayey munaasabadda Maalinta Wadanka Australia ama Australian Day. Balse sannadkan waxay kaga duwanayd waxaa ka qayb galay dhalinyaro Soomaali ah oo halkaa ka muujiyey heeso iyo ciyaaraba.Waxaa kaloo iyana halkaa lagu taageeray...Continue reading »

Bartamaha — Kooxda Al Shabaab ayaa soo bandhigtay video ay ku muujinayaan dhallinyaro ka kala yimid dalalka Pakistan, Kenya, Tanzania, Ethiopia, Sudan Ingriiska iyo Sweden (Inkastoo labada wiil ee ka kala yimid Ingriiska iyo Sweden ay u eg yihiin dhallinyaro Soomaaliyeed oo kusoo kortay ama ku dhalatay dalalka ay luuqadooda ku hadlayaan). Dadka videogan ka hadlaya...Continue reading »

Top Canadian security officials say they have intercepted or intervened in a number of cases involving Canadian youths set to join the Somalia-based militant organization al-Shabaab, but in spite of their efforts many others may have joined the group. Canadian security officials believe at least 20 Canadian youths have been recruited by al-Shabaab — and that most of...Continue reading »

Mudaharaadyo ba’an ayaa waxay kasocdaan dalka Masar kuwaas oo sababay in la xirxiro dad dhaafaya 1000 oo dhallinyaro u badan. Mudaharaadyadan ayaa looga soo horjeedaa xukuumadda uu hogaaminayo madaxweyne Xusni Mubaarak oo xukunka dalkaas hayay in ka badan 30 sano. Mudaharaadyadan ayaad moodaa inay u socdaan halkee ay martay midkii la midka ahaa ee ka dhacay dalka...Continue reading »