Wasiir Dowlaha Maamul Goboleedka Puntland oo safar ku soo gadhay Markaynaka wuxuu Safarkiisa ka bilaabay Goblka Minnesota oo ah Hoyga Beesha Puntland ugu Badan tahay halkaas oo uu ka soo jeediyey Qudbada uu ugu xog waramayo Dadkii ka soo qaybgalay xafladii loo soo qabanqabiyey waxaa nooga soo diyaariyey warbixintan Siyaad Saciid salax. ...
Category Archives: Diaspora [ QURBAHA ]
Bartamaha(Nairobi):-At the continent’s largest Islamic conference, the disclaimers in the Journey of Faith program, given out to the thousands of attendees, highlights the difficulty of portraying the modern face of an old religion. Organizers, it says, “are not responsible for materials or opinions expressing views contrary to Canadian and international laws.” ...Continue reading »
Bartamaha (London) — Xafiiska wakiilka Jaaliyada Dowlada Soomaaliya UK ayaa xaflada sanadguuradii 50-naad ee Calansaarka dalka Soomaaliya ku qabtey magaalada London Xaflad si weyn loo agaasimay oo lagu xusayay calansaarkii iyo maalintii xoriyada dalka Soomaaliya oo caawa taariikhdu tahay 30/06/2010 soona galaysa 1da Luulyo ayaa lagu qabtey Hall-ka Friends House...Continue reading »
Bartamaha(Minnesota ):-Somalis in Minnesota marked the 50th anniversary of the Somali Independence Day on Saturday. To accommodate the Independence Day celebrations, Lake Street in Minneapolis was closed from Pleasant to Blaisdell Avenue. Hundreds of Somalis gathered in Minneapolis to commemorate Somalia’s 50th Independence Day marking. In 2007, Ghana became the...Continue reading »
Minneapolis-Bartamaha: Magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota ayaa shalay oo bisha Juun ahayd 26 waxaa lagu qabtay munasabad si heer sare ah lo soo agasimay oo lagu xasuusanayo sanadguradii 50 ee kaso wareegatay xiligii ay Gobolada waqooyi ee dalka soomaaliya ay xornimada qateen. Munaasabadan ayaa ahayd mid xarago, xushmad iyo xiiso badani ay ka muuqatay. Xafladan...Continue reading »
In Edmonton, Somali Canadian National Week is a diverse and elaborate event, packed to the brim with a soccer tournament, celebration for high school graduates and guest speakers with advice on how to integrate into the community. Events began to run in cities across the country on Friday, and will continuee until July 1, both Canada Day and Somalia’s Independence...Continue reading »
Somalia, on the Indian Ocean in the upper-right-hand corner of Africa, has long been a cultural crossroads. You can taste that history at Jamile’s International Cuisine, the newest addition to Charlotte’s vibrantly multi-ethnic Central Avenue. Jamile Sheikh fled civil war in Somalia for Charlotte. Our warm climate and many African immigrants make the Queen...Continue reading »
A Swedish citizen has been arrested in the Stockholm suburb of Rinkeby on suspicion of terrorist offences. The man is believed to have connections to Somalian terror group al-Shabaab, which is linked to al-Qaeda. “One person has been arrested today, supected of conspiracy to commit acts of terror,†said Agnetha Hilding Qvarnström at the International Prosecutor’s...Continue reading »
Maamulka Masjid Salama ayaa iibsaday dhul weyn oo laga dhigi xarunta cusub ee Masjid Salama. Dhulkan ayaa ku yaal wadada Cleveland Ave kuna dhow wadada Dublin Granville (161-ka), waxayna dhinaca bidix kaa qabanaysaa markaad ka imaanayso dhanka Morse Rd. Adreeskuna waa 5257 & 5259 Cleveland Ave, Columbus, Ohio. Wixii faahfaahin dheeraad ah waxaad ka wici kartaa lambarada...Continue reading »
Deeqa is the long awaited single from the prolific UK based singer/songwriter Aar Maanta’s debut album ‘Hiddo iyo Dhaqan’ and is set for general release with the new acoustic version of the song on July 25th 2010. Maanta was one of Aar’s most popular earlier singles and he quickly became synonymous with the title of the song so much so that...Continue reading »
Bartamaha — Maanta waxaan u hambalyaynaynaa Malik Cabdalla oo ka mid ah la howlwadeenada Bartamaha Media oo dhowaan ka qaatay master’s degree (M.A) Jaamacadda The Ohio State University. Malik oo ka mid ah dhallinyarada Soomaaliyeed ee u soo baxday dalkooda ayaa waxaa sharaf u ah dhamaan shaqaalaha www.Bartamaha.com in Malik uu safka hore uga jiray fikrad bixinta...Continue reading »
At worst, without our fathers, we wouldn’t be here. At best, children of all ages have an inextricable, inexhaustible bond with their fathers. The Twin Citians profiled here are among those blessed with a truly special father-and-child relationship. For them, every day is Father’s Day. MOHAMED BARRE Mohamed Barre’s six children, ages 9 to 5, are...Continue reading »
Abdullahi Hussein is either a star hire worth a six-figure salary, or a statistic stuck in systemic unemployment. The answer depends on where he’s looking for work. Born in Somalia, he received his undergraduate degree there before moving on to a masters degree in food inspection at the University of Reading in Britain. Mr. Hussein came to Canada in the early...Continue reading »
Omar left his homeland in 1990, travelling first to Sudan and then later to Malaysia. After two years in an Australian detention centre, he settled in West Heidelberg. In a backroom of Tanaad grocery, he tells me he was fortunate: he lived a traditional nomadic life until he was eight, settling in a town when he was old enough to attend school. He left Somalia before...Continue reading »
Nairobi — Warbixin ay soo saartay hay’ada xuquuqda aadanaha ee Human Rights Watch ayaa ku eedeyeysay booliska Kenya inay qoxootiga Soomaalida ee ka soo cararaya Soomaaliya ku soo dhoweeyaan jirdil, xarig, kufsi iyo lacago baad ah oo laga qaado. Warbixinta ayaa sheegtay in booliska Kenya ay shaqo ka dhigteen inay dadka Soomaalida qabtaan oo ay xiraan,...Continue reading »
Gerry Simpson Somalis fleeing the violence in their own country can expect only beatings, extortion and overcrowded refugee camps in Kenya Shot at and raped. Arrested and beaten. Detained and deported. Extorted and robbed. Threatened and insulted. Ignored and shunned. The treatment of hardened criminals in some far-flung police state? The fate of political opponents by...Continue reading »
NAIROBI, Kenya — A global human rights group said Thursday that Kenyan police are raping, beating and arbitrarily deporting Somali refugees fleeing the chaos in their country. Human Rights Watch said some Kenyan government officials also have fueled the police abuses with anti-Somali rhetoric. Kenya hosts the largest number of Somali refugees in the world. “People...Continue reading »
Moses Wetangula Bartamaha (Nairobi):- Wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Kenya Moses Wetangula oo saxaafadda la hadlayay kadib shirkii wasiiradda arrimaha dibada dalalka IGAD ooga socday dalka Ethiopia ayaa dowladda Soomaaliya ugu baaqay in ay soo afjarto dagaaladda ay kula jirto kooxaha mucaaradka ah ee uu ku tilmaamay in ay yihiin xagjir. “Dowladda Soomaaliya...Continue reading »
For a second time, a Somali accused of murdering his four children in 2006 has been found competent to stand trial. Jefferson Circuit Judge James Shake also has ruled that Said Biyad — who is accused of cutting his children’s throats after raping his wife in their Iroquois Homes apartment — is eligible for the death penalty. Shake said in his order...Continue reading »
Waxa xalay casho sharaf qurux badan lagu qabtay qolka shirarka iyo aroosyada ee Minneapolis, Minnesota. Cashadaas ayaa ku saabsanayd soo dhaweyntii Wasiirka Warfaafinta ee Puntland. Wasiirka ayaa waxa uu ka jeediyey qudbad xasaasiya oo ku saabsanayd marxalada guud ee Soomaaliya iyo Puntland. Intii uu shirka socday ayaa waxa lagu soo bandhigay gabayo, buraanbur iyo qudbado...Continue reading »