Bartamaha (Canada):- Interview of Ahmed Hussen, national president of the Canadian Somali Congress on Alberta radio. The interview covered the topic of the deaths of 32 young Canadian Somali men in Alberta, Canada.
Other issues that were discussed included the level of cooperation between the Alberta Somali community and the police, and the absence of mainstream political leadership in solving this crisis.
The Canadian Somali Congress has constantly pointed out the fact that the vast majority of Alberta Somalis are law abiding citizens who have contributed immensely to Alberta’s economy and society
Video:-
www.BARTAMAHA.COM
WOW WOW YAA QALADKA LEHE MA SOMALIADA MISE DADKAN AN DHEX DAGAN NAHYE MARKII AN QARINO KII WAX DILAYE ANIGA WAXAAN QABAA SOMALIADA QALDAN OO AN OGON WAXEYE YAHIIN MEEL EY JOGAAN MESHAAN ALBARTA LADHAA SXB HADII SOJOG LAGA WAYO SOO JIIFSAA LAGAA HELYAA WAA HUBAL TASAA GANG WAR QABIIL DADKAN YAA UU SHEGA POLCE KA DALKAN WAX LAGAMA SHEGO PM HADAD WAX KA SHEEG TO DAD BAA KU KUGU RACAYO LAKIIN HADAD POLCE WAX KA SHEGTO ADIIGAA CIIRKA ROOB KU OG TALO HADAD QADANEYESAAN SOMALIYEY IS OGADA MESHAD JOGTAAN OO ISKA DAYA KALA DAD SANANTA IYO QABIILKA SHEKENTA ILMAHINA WAX BARA OO AQLAQDODA WANAJI COMENITEYADAN FARAHA BADAAN OO IS DHINAC YACAYO HALA XIIRO OO 1 HAL HALA NOQDO HADII KALE SIIDAN BAA LA AHAAN IYO KA SII XUUN
BISMILAH SOMALI OO DHAN WAAN SALAAMAY,WALAALAYAAL DANTA GUUD AAN KA HADALNO AAN ISKA DAYNO NAFTAYNA INAAN BEEN KU SASABNO,QOF SOMALI AH HADUU WAX DILO QOFKUU DOONO HA’AHAADO HALA SOO SAARO WAA HADII XAL RASMI AH LA RABO WAXAAN KUHAYNAY SOMALIYA OO AHAA NIN MARKUU DAD DILO INUU GABOOD KA DHIGTO QABIILKIISA MEESHAAN SAAS KAMA SHAQAYNAYSO KII LADILAA HOOYO SOAMLIEED AYAA DHASHAY KAN WAX DILAYNA HOOYO SOAMLIYEED AYAA DHASHAY HOOYOOYINKA MA KALA FIICNEE TAN DULMAN XAQ HALOO SAMEEYO DADKA QARIYANA QOF WAXDILAY ILAAH BAA KUU JEEDA AADAN ISKA QARIN KARIN.ARINTAAN BOLISKA UMA TAAL ANAKA AYAY INOO TAALAA EE SHAQADA BOLISKA U OGALAADA INUU SHAQADIISA QABSADO,CUMAR BEENAALE HANA NOQONINA QOFKII SHEEKADAAS YAQAAN AYAA GARAN KARA WAXAAN KAWADO.SALAM ALYKUM.