Azerbaijan Oo Gargaar Siineyso Soomaaliya

Posted on Aug 9 2011 - 11:43am by Mogadishu Desk
Tweet
Pin It

 

azerbaijani-flag-mapMuqdisho (Bartamah):-Dowladda Azerbaijan ayaa sheegtay in ay bixin doonto 100,000 dollar oo looug talla galay in lagu caawiyo dadka abaaraha ay ku heestaan Soomaaliya.

Afhayeen u hadlay Wasiirka Arrimaha Dibadda dalkaas ayaa sheegay in in ay ka go’antahay siddii loo caawin lahaa dadka abaaraha ay ku heestan Soomaaliya.

In ka badan 29,000 oo caruur ah oo da’dooda ay ka yertahay shansano ayaa gaajo ugu dhintay soomaaliya seddaxdii bilood ee ugu dambeesay.

QM ayaa sheegtay 640,000 oo caruur ah in ay hadda yihiin kuwa xaalad macluul ay ku heeso Soomaaliya, taa oo ka dhigeyso 3.2 million oo qof in ay u baahnaadaan gargaar degdeg ah.

Wadamadda dariska la ah Soomaaliya sidda Kenya iyo Ethiopia iyana siddoo kale waa ay taabatay abaarta geeska africa ka taagan.

W/D:Xafiiska Wararka www.Bartamaha.com Muqdisho Soomaaliya