Bartamaha (Hargaysa):-Madaxweynaha Somaliland ayaa xaaskiisa u magacaabay jago culus taasi oo noqotay hadal haynta ugu badan ee Magaalada Hargaysa.
Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa digreeto ku magacaabay labo xil oo mid ka mida uu u magacaabay xaaskiisa koowaad.
Madaxweynaha JSL Mudane: AXMED MAXAMED MAXAMUUD (SIILAANYO) waxa uu maanta soo saaray Digreeto uu ku Magacaabay Marwo, Aamina Maxamuud Diiriye.
Waxaanu Madaxweynuhu yidhi :-
Markaan Arkay: Qodobka 90aad faqradiisa (3)aad xarafka (Kh) ee Distoorka Qaranka,
MarkaanTixgeliyey: Ahmiyadda ay Madaxtooyaddu u leedahay Dhismaha Qaranka,
Markaan Arkay: In baahi loo qabo buuxinta Jagadda Maareeyaha Xafiiska Samafalka ee Madaxtooyadda (Marwadda 1aad).
Markaan Ka Fiirsaday: Kartideeda, aqoonteeda iyo hufnaanteeda shaqo,
Markaan ku qancay: in ay hanan karto xilkan loo magacaabay.
Waxaan go’aansaday
In Marwo, Aamina Maxamuud Diiriye laga bilaabo taariikhda maanta ay ahaato Maareeyaha Xafiiska Samafalka ee Madaxtooyadda.
ALLAA MAHAD LEH
Cabdillaahi Maxamed Daahir ( Cukuse )
Af-hayeenka Madaxtooyada JSL
Xafiiska www.Bartamaha.Com Ee Geeska Afrika.
Kala xiriir:-
Is this Silaanyo’s wife? Cajiib Dadkan aan dadka kala aqoon ayaad la yaabaysa…
hi all to wab saydkan la dho badhtamhaaaaa mareexanko waleba ay leeyheen war siirnyo iyu danaha somliland ka baxaaa wadnkee neee intaad rogteen waleba marexanka mjrt ayaad siirnyo afka la soo galysan hadoo xelka xaskeesa o dheebey is ok shaqo doonta duli yeeneyey i hete somliya ppz vivaaaaaaaaaaaa somlilandr siranyo
waar dad ka maxaad ku caayay saa lama arag nin madax way na oo xaas kiisa u magacaaba xil iyadoo ah mar wada koowaad juxo ma iidoor ayaa madax nimo garan waa maya waar rayaalaa ka sharaf badan odagan duqoobee qabiil ka la meeray sanaaya iidoor klala saara qaran iyo qabool jaahiliin
Viva Somalia. ,,, Nayaa ! Naag idoor Somalia wax haka sheegin. Intee la idiinka aqoonsanyahay. Somaliya imtixaan ayaa la’marin lakiin mardhow way kasoo falaxaran donaane. Saqajaanimada Somalilandheer inta hala imaan orod website yadiina la’aad. Siil Baafyahe.