Amiir Mohamud Y.Ciise oo lagu soo dhoweeyay Garoonka Dayuuradaha Columbus (SAWIRO)

Posted on Feb 26 2010 - 1:03am by News Desk
Tweet
Pin It

DSC_0854Bartamaha (Columbus) Amiir Mohamud Yusuf Ciise ayaa maanta kasoo dagay gegida dayuuradaha ee magaalada Columbus halkaas oo ay ku soo dhoweeyeen Soomaalida reer Ohio.

Amiir Mohamud Yusuf Ciise oo socdaal ku marayay qaarada waqooyiga Maraykanka ayaa kasoo kicitimay magaalada Minneapolis, halkaas oo uu kula kulmay waxgaradka Soomaalida ee ku nool gobolka Minnesoota.

Guddiga soo dhoweynta magaalada Columbus ayaa Bartamaha u sheegay inay qabanqaabinayaan xaflad loo samaynayo Amiir Mohamud Yusuf Ciise maalinta Axada ah.

Wixii faahfaahin ah Bartamaha kala soco.

Daawo Sawirada markii uu soo dagayay (Garoonka dayuuradaha Columbus, Ohio)

2

DSC_0854

DSC_0873 IUO

DSC_0861

DSC_0855

DSC_0866

DSC_0857

DSC_0874

DSC_0868

DSC_0869