Nin Al-qaacida ah oo Ajaanibta Al-qaacida ugu yeeray dalka Soomaaliya (Video)

Posted on Dec 29 2010 - 10:19am by News Desk
Tweet
Pin It

somali alqacidaBartamaha (Somalia):- Ninkan waxa lagu magacaabaa Abuu Dujaana waa magaca ay Al-qaacida ula baxdaye waxaana uu Video ku soo duubay Soomaaliya.

Abuu Dujaana waa nin British madow ah oo Xeebta dalka Soomaaliya isaga oo fadhiya u yeeraya Al-qaacida in ay ka faa’iidaystaan oo ay yimaadaan dalka Soomaaliya.

Daawo Video:-

==============================

Xigasho:- The Sun.