Mudaaharaad ka dhacay London oo looga soo horjeedo Meles Zenawi oo London booqasho ku yimid

Posted on Apr 1 2010 - 2:29pm by News Desk
Tweet
Pin It

mudaharaad
Bartamaha (London) Waxaan maanta oo ay tahay 31 March 2010 ka dhacay Mudaaharaad looga soo horjeedo madaxweynaha dalka Itoobiya  Meles Zenawi oo booqasho ku yimid Dalka Ingriiska.

Mudaaharaadkan oo ay qayb ka ahaayeen mujtamaca bariga Africa oo ay ka mid ahaayeen Somalida, Xabashida, Oromada iyo Soomaali Galbeed iyo Ogaden. Dadweynihii halkaas ka mudaharaadayay ayaa  u jeedadoodu ahayd sidii Meles loo horkeeni lahaa maxkamada danbiyada caalimiga ah ee Hague, sababo la xiriira danbiyadii dagaal ee ka dhacay Soomaaliya, Somali Galbeed, Ogaden, Oromia iyo dhulka xabashida.

Halkan ka daawo sawiradii goobta: