Xaflad toos ah oo loo dhigayo Amiir Mohamud Yusuf Ciise (LIVE)

Posted on Feb 19 2010 - 11:02pm by News Desk
Tweet
Pin It

amiirkaBartamaha (Minneapolis) Amiir Mohamud Yusuf Ciise ayaa si diiran  loogu soo dhaweeyey Magaalada Minneapolis isagoo halkaas booqasho ku yimid.

Amiir Mohamud Yusuf Ciise oo ka mida Isimada Puntland ayaa  soo maray wadamada yurub wuxuuna hadda Amiirku ka yimid Magaalada Seattle Washington oo uu mudo asbuuc ah joogay.

Caawa ayaa magaalada Minneapolis loogu dhigayaa xaflad toos aad u daawan karto. Xafladdan oo saacadaha soo socda bilaaban doonta, ayaan hoos idiinkusoo qoraynaa linkiga aad ka daawan kartaan ee hamoogaanina.