Ilaha Internetka Sharciga Danyarta reer Minnesota ee Qaba Dhiibaatooyin Sharciga ayaa lagu Bilaabaya Af Soomaali.WAR SAXAAFADEED
Agoosto 10, 2009– St. Paul, MN
Ilo cusub ee internetka ayaa loo sameeyay Soomaalida Minnesota ee qaba arrimo la xariira sharciga madaniga. SomaliLawHelp.org waa bad ay ka buxaan macluumaad ku saabsan xaqa iyo masuuliyadaha sharciga ee danyarta Minnesota, waxaana ku jira oo laga helayo macluumaad lacagla’aana ama lacag jaban ee lagu bixinayo adeegyada gobolka oo dhan. Isticmaalayaasha internetka waxa ay ka heli karaan jawaabaha su’aalaha furrriinka, korsashada, soogalotiga, guri ka saarista, musalifidda, maxkamadda xallisa ariimaha yar-yar, gargaarka guud, iyo intaas wax ka sii badan.
SomaliLawHelp.org ayaa hadda isku xiraa ilaa 75 ilaha sharciga ee ku qoran af Soomaali, ay ka mid yihiin warqadaha warbixinta, buugagga yar, fiidiyaal, fooman maxkamad, iyo eraybixinta sharciga. Ayado ay hay’ado dawladda iyo samafallada ay soo saarayaan macluumaad turjuman ee dadka Soomaaliga ah ee ku sii badanaya gobolka, tirada ilaha laga helayo internetka waa ay sii badan doonaan.
SomaliLawHelp.org waa qayb ka mida maktabadda baaxadda leh ee internetka oo si fudud lagu fahmayo macluumadka danyarta jaaliiyaada – SomaliLawHelp.org. Islashaqeynta LawHelpMN waxaa ku jira qaybta ku turjuban luqadda isbaanishka iyo ilo dheeraada ee 13 luqadood oo ku qoran. Waxaa sii dheer, LawHelpMN uu isku xirayo macaamilka dhaqaale ahaan u qalma lagula xirayo bixiyaasha adeegyada sharciga ee ballaaraan, kuwaaso u kala soocan ariimaha sharciga iyo degaanka aadeegga.
Macluumaadka LawHelpMN iyo SomaliLawHelp.org waxaa loogu talagalay ujeeddoyin warbixin guud kaliya ee ahayn talosiin sharciyeed. Talo sharciga ayaa ku xiran arrimo iyo xaalado shaqsi kasta u gaara.
SomaliLawHelp.org ayaa diyaarisay Minnesota Legal Services Coalition oo taageero dhaqaale ka haysata Hennepin County Bar Foundation. Macluumaad dheeraada:
_____________________________________________________________
SOMALI LANGUAGE LEGAL INFORMATION WEBSITE NOW AVAILABLE
Online Legal Resource for Low-Income Minnesotans with Civil Legal Problems Launches in Somali Language
August 10, 2009 – St. Paul, MN
A new online resource is available for Somali-speaking Minnesotans with civil legal issues. SomaliLawHelp.org is a library of information about the legal rights and responsibilities of low-income Minnesotans, and includes contact information for free and low-cost legal services providers throughout the state. Website users can find answers to their questions about divorce, custody, immigration, eviction, bankruptcy, small claims court, public assistance, and much more.
SomaliLawHelp.org currently links to 75 Somali language legal resources, including fact sheets, booklets, videos, court forms, and a glossary of legal terms. With more government and non-profit agencies producing translated materials for the state’s growing Somali population, the number of resources available on the site will increase continually.
SomaliLawHelp.org is part of Minnesota’s most comprehensive online library of easy-to-understand legal information for the low-income community – LawHelpMN.org. The LawHelpMN network includes a translated Spanish version and resources in 13 additional languages. In addition, LawHelpMN connects income-eligible clients with a broad range of legal services providers, sorted by legal issue and service area.
The information on LawHelpMN.org and SomaliLawHelp.org is intended for general information purposes only and is not legal advice. Legal advice depends on the specific facts and circumstances of each individual’s situation.
SomaliLawHelp.org was developed by the Minnesota Legal Services Coalition with financial support from the Hennepin County Bar Foundation. For more information: