Bartamaha — Ma iska fiirisaa cuntada aad cunto waxa ay tahay?, Imisaa Fat ama Calories ku jira qadadaad cunayso maalin walba ama markaad cashaynayso?. Video-gan nala daawada dadweynaha sharafta leh ee reer Bartamaha, wuxuuna ku tusinayaa cuntada aad maalin walba cunto inay ku xiran tahay caafimaadkaaga, inaad jimicsiga badsatona waa lama huraan.
Waxaan filaynaa inaad ka faaiidaysan doontid video-gan
Waan garano Kuma arag vedio gan iska daa in aan wax ka faaiidee!
Fantastic lakin waxey aheyd inaad wacyigelinta soo raacisiin cunooyinka caafimaadka leh ee aanan lagu cayileyn.
Waana hubaa in barashadeeda baahi weyn loo qabo