Ururka PDF oo maant warsaxafadeed ku qabtay Magaalad Minneapolis, MN iyagoo kaga hadalaya imaansha madaxweyna Puntland Mr. faroole iyo waxyabaha u diyaarsan markuu ka soo dego eeriboodka.