Bartamaha — Barnaamijka Wargelin ayaan todobaadkan kusoo qaadanaynaa sida ay dadweynaha reer London u arkaan madaxweynayaasha faraha badan ee Soomaaliya ay leedahay. Sidaad ogtihiinba maamul goboleedyada Soomaaliya mid walba wuxuu leeyahay madaxweyne u gaar ah. Waxaan kaloo kusoo qaadanaynaa waraysi gaar ah oo lala yeeshay C/salam Caato.
Waxaa barnaamijka maanta daadihinaya Cabdirisaaq Kismaayo oo ka mid ah daadihiyaasha Barnaamijka Wargelin. Kismaayo wuxuu inookaga soo tebin doonaa magaalada London iyo dhacdooyinka magaaladaas.
Masha allaah.. Hambalyo. Abdisalaam AAto. . Waxaan ku rajeeynayaah Hormar wanagsan
waan idin salaamay marka hore salaan kadib waxaan idin waydiinaa aaway barnaamijkii WARGELIN ayaan tan soo madan daynin mise waxuu noqday somaliweyn camal wax ayey bilaabaan kadibna way iska daayaan oo ma dhamaystiraan saas waxaan u dhahaa waan xiiseeyaa WErgelin waxan rajaynaa in aad dibu soo celisaan
kkkkkkkkkkkkk salaaam all walal waxan la yaabey wiilkan wareye is ko tel maamey cabdilahe kismaayo kolha kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk he s funy com kkkkkkkkk ko wad ko wad waad ko hysaa wareyeee kkkkkkkkkkkkkkkkkkk
mashaaalh wiilkee idhe waxan taageersney madxweynha axmad siiirnyo walal waad mahd santhy hadee aad somlilandr aad tagrtey ty ty ty
Waxan aad u tagersanahay Madaxweynaha Ximan iyo Xeeb Mohamed Adan Tiiceey..
waan ku salaamay Cabdirisaaq Kismaayo waxaan ahay rahmo farah boostaale waxaan kula joogaa uk waan ku salaamay sidaas iyo nabad galyo.
barnaamijka wargalin aad baan ula socdaa waxaan idiinku hanbalyaynaaa baraabujinta aad bulshada ama qoomiyadeena somaliyeed aad ka dhex wadaan waxaan marlabaad idinku boorinaya inaydan daalin oo aad halkaa ka anba qaadaan bulshada hala baraarujiyo hala baraarujiyo hala braarujiyo waa dardaaran