Bartamaha — Barnaamijkeena maanta wuxuu ku saabsan yahay: 11 Soomaali ah oo burcad badeednimo lagu soo eedeeyay maxkamadna lagu soo saaray Norfolk, Virginia — Haddii danbiga lagu caddeeyo waxaa lagu xukumi karaa xabsi daa’im. Waxaa kaloo todobaadkan idiin haynaa madaxweynihii hore ee Maraykanka John F. Keneddy oo ka hadlaya Jamhuuriyadda Soomaaliya.
Qeybta waraysiyada waxaan la fariisanay todobaadkan musharax cusub oo u ordaya jagada madaxweynenimada dalka Soomaaliya (doorashadu waxay dhacaysaa 2011) Maxamed Saleebaan wuxuu degan yahay dalka Maraykanka fikrado fiicanna wuu hayaa.
waxaan kaloo idiin haynaa tix jacbur ah oo idinka wada qoslin doonta iyo Video-gii todobaadka.
Daawo:
WWW.WARGELIN.COM