Bartamaha — Barnaamijka Wargelin todobaadkan ayaa ah mid aad u xiiso badan. Waxaan kusoo qaadanay Warbixin ku saabsan maxkamaddii Raiisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Samatar, Waraysi aan la yeelanay arday Soomaali ah oo barta Maaraynta Dalxiiska oo isla markaana filinkii Black Hawk Down sheekadiisu ay ku jirtay, Maahmaahdii todobaadka iyo qeybo kale oo xiiso leh.
Barnaamijka maanta waxaa daadihinaya Maxamed Triig (Wiilwaal).
Daawasho wacan:
<object width=”425″ height=”344″><param name=”movie” value=”http://www.youtube.com/v/jbTv7BwVNRw&hl=en_US&fs=1&”></param><param name=”allowFullScreen” value=”true”></param><param name=”allowscriptaccess” value=”always”></param><embed src=”http://www.youtube.com/v/jbTv7BwVNRw&hl=en_US&fs=1&” type=”application/x-shockwave-flash” allowscriptaccess=”always” allowfullscreen=”true” width=”425″ height=”344″></embed></object>
SXB WIILWAAL IYO C*CAATO SXBA YAAL BARNAAMIJKA WAAT RAAKISEN EE WAA SIDE XALKA EE SAAN USUKAYE WAAN TAALE FADLAN MARTANBE HA SUUBININA AMA MAALMAHA HORE BARNAAMIJKA INOO TIYAARI WAA CODSI KA MIT AH SUXUFI SOMALIYEED ***
kkkkkkkkkkkk. wiil waal sxb maahmaahdaada aat baan ula dhacay MAGAALO TAT KEEDA LA BARTAA MIINA DEEGANKODA AYAA LABARTAA ” TAN INEE HIR KALEESO SHAKI KUMA JIRO WAAYO WAA MIT DHAB AH XAKA DHULUCDA MAH MAAHDA MURTIDA XAMBAARSAN TAHAY