Wargelin #20 Amanda Lindhout oo sharaftay Soomaalida, Hooyadii NBI, Nuuradiin Diriye, Wadaadkii kabaha laga xaday

Posted on Feb 28 2010 - 12:10am by News Desk
Tweet
Pin It

wargelin 20Bartamaha — Todobaadkan Barnaamijka Wargelin waxaa ku jira oo sidaad uga barateenba idiin haynaa dhacdooyinkii todobaadka, qeybaha badan oo uu todobaadkan ka kooban yahay waxaa ka mid ah:

Hooyadii Soomaaliyeed ee lacagta aad u dirteen oo la gudoonsiinayo, Wararkii todobaadka oo ay ka mid yihiin dhul gariir ka dhacay dalka Chile, Videoga todobaadka oo ah mid qosol badan, Waraysi aan la yeelanay Nuradin Diriye, Warbixin uu Cirro nooga soo tabiyay London, Burcadbadeeda Soomaalida oo diiday inay sii daayaan lamaanaha Ingiriiska Paul & Rachel Chandler, iyo qeybo kale oo xiiso badan.
Daawo sheekada Caato uu dhamaadka idiin hayo.