Bartamaha — Todobaadkan barnaamijka Wargelin waa qeybtii ugu danbaysay sanadka 2009-ka wuxuuna kusaabsan yahay: Dhaawacii Qaraxii Dec.3, Video Soomaalida wax looga sheegayo, Faalada 2009-10, Ha is Qarxin Walaaloow iyo Waayaha Cusub iyo qaar kaloo badan.
waad mahadsantahay walalkay sida aad noola socdsiinayso waxa ka socoda kenya iyo dadkeeniii la gumaday, waa runtaa ee sandkan 20010 ilahay sanad caruurteena walalheena iyo walidiinteenaba gumadka anu kaqaadno ilahay ha kadhigo kuwan duliga ahna ilahay wax xasuuqo ha u keeno ,vcr kii waxaany naagtii tiri lama yaabayo waxay katageen wadan dagal inteey meeshay joogaan nabad ku joogi lahayeen ayeey gang ay noqdeen . somali oo dhan sanad wanagsan (SOMALIYEY TOOSOO ISKU TIIRSADA)
the last video is shocking are we somalian animals we dont have heart. oh alah give us your mercy
saxib aad iyo aad bad ugu mahadsantahay waxqabadkaaga waliba gaar ahan saad uga hadashid waxyaalaha loobahanyahay inlaga hadlo sababtoo ah aniga naf ahaanteyda wan isweydiiyaa somalidu yey sugeysaa inuu wax uqabto middeeda kale maxay uga hor istaagiwaayeen xumaanta lagu hayo dadkeena waa iney ogaadan gacmo wadajir bey wax ku gooyaan marka somalidu gacmaha iney isqabsato oo wada shaqeyso weye ( mahad sanid bartamaha)
asc wr wb ad iyo ad ayaan ugu mahad celinayaa bahda www.bartamaha.com si gaar ah walalkey abdisalam ato, runtii musiibada ku dhacdey ardeydii iyo aqoon yahanadii somaliyeed ilaah waxaan uga baryaa intii dhimatey in uu naxariisto inta dhawaca ahna uu caafiyo.. thanks ato
Waxaan ahay wiil somaliyeed oo wadanka marekanka kunool, aniga aad baan u jeclahay barnamijka Wargalin , awal youtube ayaan ka radini jirey dacdoyinka ka hadlaya wadankeyga hooya somaliya balse hada waxaan karaadiyaa www.BArtamaha.com markaa dhamaan shaqalaha iyo hool wadeenada webka aad baad ugu mahadsantihin la socodsiinta dhacdooyinka.
asc wr wb waxaan halkan ka salaamayaa dhamaan dhalinyada ka hol gasha war gelin waxaana ilaah ugu baryayaa in sanad cusub aan ku qaadano wadankeenoo nabad noo noqdey oo aan gacmaha is qabsano oo ilaah ka tuugno cafis dhibkaan u geysane wadankeenii quruxda badnaa . waxaana ilaah ugu baryayaa inuu caafimaad siiyo dadkii ku dhaawac mey hotel shaame iyo intii muslin ah ka dhsaawacmey dagaaladaan adunka ka jiro sanad wanaagsan dhamaan dadweyna soomaliyeed meel kasta ay joogaan..
abdi salaam caato wad mahadasntahey bro sidaad iskugu soo taxalujisay in aad dadka somailyed kolba la socod sisid xaaladu halkay marayso , islaantaasna in ay somalida ku tilmamto like animal , iyo dad aan peace and love midnaba wax ka garanayn , waan ka cadhooday inkastoo ay somalidu maanta wax kaste oo lagu tilmaamaba ay iyagu isku gaysteen , waanan ka xumahay arinkaas mida kale waayaha cusub wa koox aaad u wacan mustaqbalkana kolay anigu aad baan u taageeraa dadka somaliduna sido kale , waaxaan leyahey long live wayaha cusub ,,,,,,,,,, cabdi salan caato adiguna halkaas kaga hay dadaaklaga bro waxaanan ku leyahey happy new year 2010 sanad wacano wanagsan , insha allah sanadkana somali way dhaami doonta sidiiiiiiii hore
best wishes abdirazak
ac wr wb,
salaan iyo hanbalyo gudoon walaalka qaaliga ahoowe,( c/salaan axmed caato)
sida aad dadkaada ola jeceshay wanaagsa adigana ALLAH-haa weeyn ha ku jeclaado,
walaal vedioga ee aad inooga soo dubtay Kenya, insha Allah kuwa kalana oo ka duwan kuwaan waan kaa sugeena,
tan kale walal Islaanta african-ka ahe ee inagu tilmaantay in aanu nahay xayawaan, run ahaan waa wax laga xumaado, laakin sida aan aniga Maandeeq ila tahay waxaa weeye islaanta dhib badan baa loo geestay taasina ku qasabtay in aay nacdo umadan oo isugu jiraa dad fiican iyo dad xun, inagana isugu wacaan in la naco soomaaliya iyo umada soomaaliyeed, sida aay riyadeedu tahay umada badan weey jeclaa doonaan soomaali kolka aay nabadi noqoto, walaal c/salaan ku mahadsanid
Allahana dhulkeena nabad inooga dhigo isagaa wax kasta awooda,
walaahu waliyul towfiiq
M.Maandeeq
aato you are one in a million wallahi, i love everything u do bro, Wargelin every week i wait for it.
you got vote. keep em coming.
aad ayaan ugu mahad san tahay A/SALAAN AATO daadihiyaha WARGELIN sida aad mar walbaa noogu soo gudbiso barnaamij xiisaha leh oo aad waqti gaaga qaali ah noogu hurtay noolaaw bro waligaa
waxaandunayaa inan laxiriro barnij ka wargelin walal