Waraysi meelo badan taabanaya oo ka hadlaya Maxkamaddii labaad ee Masjid Salaama vs M. Xasan (VIDEO)

Posted on Nov 22 2009 - 9:30pm by News Desk
Tweet
Pin It

masjid Salaama
Bartamaha (Ohio) — Waxaa maalintii jimcaha oo bishu ahayd 20 Nofeembar mar kale maxkamada wada tagay labadii dhinac ee dacwadu ay u socotay (Masjid Salaama vs Maxamed Xasan), haddaba waxaan waraysanay Cabdicasiis Diiriye oo ka mid ah maamulka Masjid Salaama oo aan horay u waraysanay.

Suaalihii aan weydiinayna waxaa ka mid ahaa sida uu arko arrintan oo hadda gaartay heer Maraykanka oo dhan maadaama maalin dhoweyd ay wax ka qortay saxaafad Maraykan oo ku tilmaantay in “Masaajid la dhan ah Al Qaacido lagu eedaynayo inay gubeen Dhisme), waxaan kaloo weydiinay Warqadda Maxkamadda la keenay maxay ahayd iyo qofkuu is leeyahay inuu ka danbeeyay dhismaha la gubay.

Daawo Waraysiga: