Minneapolis: Cawa oo lagu dilay laba wiil oo Soomali ah Xaafada ku taal Magalada Minneapolis oo ah Xafada ugu wayne ee Soomaalidu Degto waxaa warbixntan noo soo gudbiyeye Somalimedia Minneapolis Xaayo
DAAWO VIDEO:-
Minneapolis: Cawa oo lagu dilay laba wiil oo Soomali ah Xaafada ku taal Magalada Minneapolis oo ah Xafada ugu wayne ee Soomaalidu Degto waxaa warbixntan noo soo gudbiyeye Somalimedia Minneapolis Xaayo
DAAWO VIDEO:-
The worst thing on this earth is to see Qaxooti person with no plans,,,, Geljire to Gangster life I see them fall like “Qumbe” soo often it’s shocking.
Jaa
Runtii, CEDAR RIVERSIDE waxaay noqotay bahalo galeen, waxa kaliya oo umada soomaaliyeed ku badbaadi karaan waxaa weeye taasoo soomaali aan kasuurtoobin in ay sameeyeen waxaa weeye in ay ka guuraan TWIN CITIES oo ay u guuraan magaalo yar oo ay ku yar yihiin AFRICAN AMERICAN aniga hadii la iga yeelayo waxaa jeclaan ROCHESTER/ST. CLOUD sidaas oo kale waxaa ku badbaaday REER EUROPE-kii/YURUBKII markey wadanka MARAAYKANKA ku cusbaayeel , sida norweygianka , germalka , swedish-ka , dutch iwm , sababtoo ah magaayinka waaweyn waxaa kubadan dadka gaangiska ah ama muqaadaraadka waaweeyn isticmaala, marka soomaalida CEDAR kunool khatar ayeey ku jiraan mustaqbalka soo socda hadii aaysan ka guurin/ wax iska badalin.
alla somalidu bahalo beey nqdeen iyagoo wadankoodii kasoo cararay beey hadana dal shiisheeya isku dilayaan waa yaab waxaaba somalida kamaqan sida dadka loo ixtiraamo alloow quluubtoowda isku nadiifi waanba kayaabay wallaheey xitaa london weey isku dilaan waa dad aan dagaal iyo isdil maahee wax kala oqoon .waxaan dhihi lahaa somalida oo dhan hatiraahdo allow toowba alloow wadankeey nabad nooga dhig
illah noo naxriiso hadan somali nahay waan ku urney aduubka illah wadankeena noo toosi aniga waxan qaatey raiga geele maxaa yeeley qofkii danteesi iyo danta ilmaheesi fiirsanaayo waa inuu iskaga tagaa mnpls maxaa yeeley waa laga soo nacey somalida geele sxb aniga kansas city ayan jooga waxan na u badan african americanka mana aragnoh somali iyo kulwaas is haas haasataan maxaa yeeley somalida aya ku xiran isgalida oo ay ula saaxiban kuwas dhibaatada ayay meeshaas ka bilaabata
soomaali meeshay ubato ayaa bahala galeen noqota marwal waan fahmi waayay taas meel walab ay iskugu tagaan isdil kama dhamaado ilamaha yar yar oo istooganaya meel layska toogo bay u dhasheen ma lala yaabayo taas soomalia ayay ku dhasheen illaahow hooyo yooyinka dhalay sabir sii una caafi kuwa wax dilay hooyo yinkooda samir sii maskiin dheh walaahi way wal walayaan illhayna soomalida wxa xun oo dilkaa o ay barteen haka tir tiro