Qalbkii u ahaa qarsoodiga laamaha dowlada ayaa casrigan cusubi u soo saaray dibada kan dhigay wax qof kasta isticmaali karo waxaa ka mid ah dhegaysiga phone ka oo ay kaa xigto in ka yar $50 oo aad ku iibsanayso qalabka lagu shubo phone ka oo ku fududaynaya in aad dhegaysto qofkaad rabto hadalkiisa iyo weliba wax kasta oo uu qabanayo in uu haysto phone kaad ku shubtay software ka daawo video gan kuu sharaxaysa qabaaku u shaqeeyo iyo hadii adiga lagu dhegaysanyo qaab kaad ku ogaan karto in phone ka lagula isticmaalayo. halkan ka Daawo