Soomaalida reer Ohio oo ka dhex muuqata dabaaldeggii Maalinta Martin Luther King Jr.

Posted on Jan 19 2010 - 8:40pm by News Desk
Tweet
Pin It

Maalinta Martin Luther King Jr. oo ah halyay u doodi jiray xuquuqda dadka madowga ah ee la midab takoori jiray ayaa looga dabaaldegay magaalada Kolambas ee gobolka Ohaayo.

Hoos ka daawo Soomaalida reer ohaayo uu ka dhex muuqata socodka dabaaldegga.

3

7

Guhaad iyo Duqa magaalada Columbus, Ohio Michael Coleman

Guhaad iyo Duqa magaalada Columbus, Ohio Michael Coleman

63