Film: Wuxuu Film kan gaabani ka hadlayaa dhibta lagu hayo dadka Soomaaliya u sadcaala oo ka dhoofa dibada iyagoo dhulkii iyo dadkii soo booqanaya oo markay soo laabtaan lagu ciqaabo garoomada ay ka soo degaan iyagoo lagu tuh mayo in ay la soo sameeyeen gacan saar maamulada lagu tilaamo argagixisooyinka.
waxaa film kan ku jira Aaro oo ah fanaan sameya heeso badan oo uu kaga hadlo isbedelka xaalada haatan isaga iyo Axmed Faarax oo ah qaabeeyaha Filmkan waxay soo bandhigeen qisa yar oo aay ku tusayaan dadka sida loola dhaqmo markay ku soo laabtan wadan kay ka safreen.
war maxaad ku hadleysaan oo miyaadan ogeen