Sidee looga Ciiday Minnesota (Daawo).

Posted on Nov 20 2010 - 9:36am by News Desk
Tweet
Pin It

minneBartamaha (Minnesota):- Soomaalida ku dhaqan wadanka Maraykanka ayaa Ciidan si weyn ugu dabaal dagay.

Dadka ayaa waxa ay Ciidan ku wada dukadeen Fagaarayaal badan iyadoo si farxadi ay ku dheehan tahay isugu Hambalyaynayay.

Daawo :-