Bartamaha-Maxaa isugu dhibaysaa Kirada Taksi maa qaabkan gaarigan casriga raacdid waa arin la yaab leh oo ka dhacday wadanka Filibin.
Koox Fikirtay ayaa qaabkan bilowday in ay gawaari Taksi oo kala ah u adeegsadaan Mootooyinka oo ay u sameeyeen qeyb sare oo dadka ay raacayaan.
Mootadan waxa ay hadda ka shaqeysaa Maniila Caasimada Filipin waxaana aad u raaca dad badan oo jecel iuyadoo 4-qof ay toos u raaci karaan xilli walba.
DAAWO VIDEO:-
www.BARTAMAHA.COM