Laba maalmood kadib, 10 ordaa iyo 216.9 kilometir, Inta kaliya oo u hartay Natsuki Terada inuu guulaysto waxay ahayd hal dhisme inuu orodkiisa ku dhaafo laakiin wxa uu sameeyay ayaa ahaa khaladkii ugu weynaa ee uu weligiis galo intuu ordayay.
Daawo khaladka Natsuki uu sameeyay.
kkkkkkkkkkkkkkkkk wiil waal sxb waa iga qoslisay meeshoo u cararay waa macquul si hadii loo fiiro waa ku qaldami kartaa ileen gawaarida ayaa iyo mootooyinka ayaa u socday dhinacas koley waxe galaayeen baakinkooda oo halkaa ku yaalo madama laso gaaray goobtii ugu dambeesay lakin aniga waanba ku dhex dhumi lahaa intee ka baxdaa meel alah cml ee iga noqo laheen arinta markii aan soo gaaro isgoska sxb waa mahadsantihin wiilwaal adi iyo mr caato caato waa nin dhalinyaro ah balse xariif weenaada ah markan daawado prog,wargelin thnx mr caato lakin codsi madama kenya katimid heeso cusub ee waayaha cusub albunadooda noo soodaa
Raali galin mr caato waa nin xariif ah ayaan dhahay balse somaligu hadba dhinicii loo jiidaa ayuu ujiitamaa balse waxan ula jeedaa waa nin akhyaar ah ama aan iraahdee waa nin caqli badan maashaa alah marka aan daawaday sida wargelin uu usoo tebiyo inkastoo aan jecleen in aan halkan ka sheego qaabababka wacan ee usoo daayo barnamijkan maxaa yelay somalidu ayaa ah inta badan ahlu copy waljameeca hadii aan qiixo copy bilaabaayo lakin hambalyo hambalyo iga gaarsii caato hadii uuna arkin commentigeyga asc wargelin iyo bartamaha