COLUMBUS OHIO
MUXAADARO DIINI AH
Wuxuu masjidka Abu Hurairah idinku marti qaadayaa inaad ka faa’ideysataan muxaadaro diini ah oo uu inoo soo jeedinayo Sheikh Abdirizaq Hashi oo nagu soo booqday magaalada Columbus, Ohio.
Muxaadaradu waxay dhici doontaa.
Isniinta beri ah
Jan 24, 2011
Bacdal Maghrib 5:55pm
Masjid Abu Hurairah.
Fadlan kasoo qaybgala walaalahana ku casuuma.
Shukran
Maamulka Masjidka @ 614-207-2552
waa kahyr in dadka loogu waco laakiin ilaahay ka baqaoo umada yaan laqaldin ,bisnis ayaad ka dhigateen masaajidadii umada wax lagu bari laha ,umalada midaynteeda ku dadaala ee tafaaruqa kadaaya ,
ASC
Waxaa Mahad leh Allah marka hore, kadib waxaan amaan usoo jeedinaynaa Bartamaha sida ay kheyrka noogu yeerayaan, waana inaad ka qayb qaadataan fidinta diinta xumaanta oo la reebo wanaaga oo la faro dadka, intaa kadib.
waxaan aaminsanahay dad badana ay ila qabaan in la badiyo masaajida manhajka wanaagsan dadka ugu yeeraya, maamulkooduna aysan ahayn kuwo shillinka iyo dollarka fiirsanaya, lakiin waa in ay fiiriyaan maxaa u dan ah dacwada islaamka, maxaa u dan ah dadka ay diinta ugu yeerayaan.
waxaan kaloo aaminsanahay in Sheikh Abdi risaaq hashi kamid yahay culimada ahlu diinka ah, booqashadiisana waa mid loobaahan yahay, masaajida uu hada tagayna waa masaajid manhajkooda amshaa alaah sax yahay, sida Masjidka Abu Hurairah, iyo Masjidka Ibnu Tahymiya, wax farqi ah oo u dhaxeeya labadaa masjid ma jiraan, waana isugu kaaya mid, in la taageero masaajidaas oo la camiro culimada joogtana laga faa’ideysto waa mid inoo dan ah dhamaanteen.
mahadsanidiin
First and foremost Asalamu Aleykum, I really think all the Masjids in Columbus are for personal gain purposes only except Masjid Rahma, I believe everyone Masjid is trying to get more customers than the other Masjid whether is bringing Sheikhs from out of State or by video conference. Majsid Rahma is only doing the way Masjids used to do back home, such as not judging other Masjids, or competing. I’m not sufi nor do I call myself salaf nor Wahabi. Secondly, we need to understand that you don’t have to be arab to be muslim, Bilal (A.A) wasn’t arab. So don’t think you need to kiss arab’s bahind.When you go to Arab countries do they respect that you are muslim? no, do they call you brother, no. So why do you want to be Yemen, Egyptian, Saudia, they don’t like abiid.