Bartamaha — Mahdi Warsame oo ka mid ah maamulka Masjid Salaama ayaa waraysi gaar ah siiyay Bartamaha isagoo ka waramayay Xaaladda Masjid Salaama halkay ku danbaysay iyo khudbad uusan jeclaysan oo laga jeediyay Masjid Ibn Taymiyah oo uu ku sheeegay inay ahayd “barobagaando”.
Mahdi waxaan kaloo weydiinay joornaal kolambas kasoo baxa oo ay ku qornayd cinwaanka “MASJID SALAAMA OO LA RARAY” inuu wax ka ogyahay iyo inkale.
Daawo:
warhedhe ninkaan waalan oo dawooyinka ku socto maxaa u wareysaneysaaa? kani ilaa iyo atlanta ayuu waalnaa hadana dab ayuu ka wadaa masjid asaxaaba…….
aslamu aleykum……mesha waxaaa ka socdo waaa waxaa ka socodo somalia oo ah alshabab vs xisbul islam…oo mid walba ayaad quran dalilsanaayaan midba midkale ku sheegayo jahil iyo wax walbo….. hada nimanka sheikh yada isku sheegayo sidee baan iskaga qabanaaa ?
Runtii aad baan uga xumaaday markaan dhagaystay waraysiga laga qaaday ninkaan, waxaana iiga muuqatay waraysigaas in dadkaas masaajidada madaxda u ah ay yihiin dad si khaldan u fakaraya, maxaa yeelay maanta hadii ay isku dagaalayaan gurigii ilaahay waa arin laga xumaado, waxaana hubaal ah labada qolaba inay la mid yihiin qolyaha maanta SOMALIYA halaagay.. oo ay yartahay cid danta umada meeshaas dagan ka shaqaynaysa ee ujeedadooda ugu wayn ay tahay YAA WAX MAAMULAYA IYO INA HEBEL MIYAA ANIGA MASAAJIDKA IGA XIL WAREEJIN KARA, IYO INA HEBEL MIYAA ANAGA MASAAJIDKA NOO MAAMULAYA… WAR SOO WUXU BAYTKII ALLE MAAHAN hadii idinku aad dhaantaan qolyaha dhibaatada wadda maad uga tanaasushaan, MISE BAYTKII ALLE WUXUU NOQDAY IYAANTAAN GURI SHAKHSI….
WAA LAYAAB, ( ALAAHUM IRXAM QAWMII FA INAHUM LAA YACLAMUUN…. )
Mahdiyow isku xishood waraaqihii aad u dirteen qolyaha dambiyada baara ee federalka ayaa meel walba yaala ee beenta aad halkan la taagan tahay iska daa,oo aad ku tiri qolyaha Masjid Ibnu Taymiya waxay ka mas’uul yihiin waxa Soomaaliya ka dhacaaya. waanu la soconaa in Mahamad Hassan in uu idinka gardarnaa,balse wixiina waa “kadaroo dibi dhal” oo isaga wixii uu sameeyay waxaa ka darnaaday kuwa idinku aad samayseen.Marka labadiina group waxaad tihiin isma dhaanto iyo dhasheed.
war walaalayaan waxaas is ka dhaafa waa xaaraan cad hadii uu qof ka kale idin ku qabsaday masjid u dhaaf a sigaa ka mas uul ah wixii masjid kaa ka halaaba ooo hadii kale is ka cadeysta masjid ka waad ka ganacsataan maxaa la, is ku heystaa haddii eysan meesha ganacsi eheen is ku samra
bismilah, waxa la yidhi hadii daawo bukooto maxaa lagu dabiibaa?? hadii culimadeni ay ishaystaan xagan aadnaa? ilahow na astur waxaan kula talin lahaa in ay kala ronadan oo hadii mid khaldamay aan lala khaldamin wxaan si gaar ah ula hadlayaa kooxda uu u hadlayo Mahdi warsama waxaan idin odhanlahaa mahdiyow in aad dar ilahay u samirtaan wax kasta oo aad tirsanaysaana aad ilahay dartii isaga dhaaftaan.