Xildhibaanad Faadumo Cabdulaahi Maxamuud “Insaaniya†oo ka tirsan Xildhibaanada Somaliya oo booqasho ku timid gobolka Minnesota ayaa khudbad u jeedisey Soomaalida Minneapolis.
2 Comments so far. Feel free to join this conversation.
nawaal somliland July 22, 2010 at 9:46 PM -
asc ilaahy ha o naxreesto dhman omda spmli islmka amiin qacan ka xaq darn ayaa deshee ilaahy ha o naxreesto qamr gabdh aad o qaaali ah ayee aheed ilaaahy hakoo naxreesto amiiin yarpe ……………. suaal gabdhn waxan leeyey xelka ma ka soo bexe kartaa hooyu Faadumo lol ango waxan omaleenyaa somrka in ay gurega ka shqeyan lakn noolooow Faadumo ilaahy xelka hakola qabto waxana leeyey sedaaaaaaaaaas ayaano oga xoney somli iny isfahme wayen oo ay iska danbeenwayey
axmed xirsi said July 24, 2010 at 10:58 PM -
asc dhamaan umada somalida meel walba oo ay joogaan. qaar bahda saxaafada ee wabseydka wargelin
walaal waxaan sheegi rabaa arin ani ahaantayda layaab igu noqotay oo aanan waligay horo umaqlin,taas oo ah magaalo ama gobol ka midka gobolada dalka somalia arin kadhacday,falkaas ayaa waxa uu yahay dad katagay koofurta iyo gobolada dhexe ee dalka somalia aya waxay gaareen magaalada boosaaso iyo magaalooyinkale oo ku teedsan waxaa dhacday dadkaas in laga xiiray madaxa si loo aqoonsado in ey reer koofur yihiin,
waxaakale oo lasheegay in dadkaasi gawaarida xoolaha qaada lugu soo tahriibiyay si xoog ah, falkaas waxaan rajaynaa dad badan oo somali ah in ay kaxanaaqaayaan marka ay maqlaan,isla markaasna aysan somalia hory uga dhicin, waana mahadsantihiin