Heestii Asayda (Dumarkan wada ooynayee) by Xuseen Shire

Posted on Aug 29 2010 - 12:55am by News Desk
Tweet
Pin It

Heestan ayaa waxaa qoray qaadayana Xuseen Shire oo ka tirsan kooxda Qeylodhaan. Waxaa heestan uu abwaanku/heesaagu tiriyay kadib markuu arkay gabar Soomaaliyeed oo ballan qaaday inay wadanayso Asaayda ilaa ay Soomaaliya nabad ka noqoto, Aamina Weheliye ayaa sheegtay inuusan ninkeedii dhiman uuna noolyahay laakiin ayay tiri waxaan rabaa inaan fikradda nabada hirgaliyo. Waxaa Videogan duubay ama jiheeyay Cabdisalam Caato waxaana ka caawiyay dhanka habaynta Cali Naaji, qeybta Aamina Weheliye waxaa soo duubay Qeys. Waxaa soo saaray videogan Olol Films oo usoo saaray Bartamaha Media www.Bartamaha.com.

40059_152891808056095_100000058294041_467603_153341_n