Bartamaha — Wixii cusub oo weliba kusaabsan Soomaalida waad uga barateen in Bartamaha ay ka bilaabato meesha aad ka aragto, haddaba maanta waxaan idiin haynaa wiil Soomaali ah oo ku heesaya English lagana kana qeybgalay Xfactor Norway, Wiilkan ayaa Scandanavianka gilgilay kadiba markay aad ula dhaceen codkiisa.
Wiilkan magaciisa ayaa la yiraahdaa Maxamed Farax, sida uu u heesayana waxaad moodaa inuu yaqaan wuxuu samaynayo. Hadaan wax yar idiinkaga taabano MO waxa uu ku dhsahay Soomaaliya halkaas, Aabihiis wuxuu ku dhintay dagaalkii sokeeye, walaalo lamaysan dhalan wuxuuna la nool yahay hooyadiis oo kaligiis soo korsatay.
Mo ayaa mar kasta ka cajabinayay xeer ilaaliyayaasha Xfactor, siday u egtahayna waxaa macquul ah inuu heerka koowaad gaari doono haduu sidaan kusii wado.
Daawo Mo oo qaadaya “FAITH”
Daawo MO oo qaadaya “Let’s Rock it”
Halkan ka daawo Tijaabadiisii ugu horeysay ee XFactor, wuxuu qaadayaa “Isn’t she lovely”
Kan Qaniis waye sxb. ilbaxnimo bal meeshu ka bilaabay fiiri. he has Blue LENS lol
Nacalaa adiga iyo tii ku dhashay was, hadu Caqli u leyahay bananka la iman lahaa maxey ka tari laheyd. DUli Duli dhalay. Even xitaa like Knaan sidiisa hadu u heesahayo maxey ka tari laheyd. But this motherfucker want, to act like a white boy, huh, change your skin
Fucking motherfucker, a self-hated house nigger motherfucker. I Spit on u
qurbo layimi waxa ay keentay sida naagaha in loo heeso wiilkan waalidkii ayaa danbiga iskaleh.
waxa uu ceebeeyay raga soomaaliyeed
Bartamaha walaalayaalow soomaali jecaylkii ma wuxuu idin la gaaray heer aad khaniis tiraahdaan daawada waa wiil fiican oo soomaaliyee. yaab walaahay, war walaalayaalow waxaan meesha ka bixiya democracyga inta iska daysaan. bal fiiri waxaan hada nacaltu laahi calayk
if you consider to be papular person you must do what rules indicates no matter what it look likes so i saw some comments says this guy above acting like laga roone
contest force him to be like that don.t think bad way if we think what i saw or see
there no excuse to confirm that is laga roone
Im not sure seriously what he is i recommended every person want sing sang don.t sing as female as you man probably it seems positive way
wht the fuck, is this man or women? He looks motherfucker black bitch. Duf kubah deh. just be independent like knaan why would you depend on those who told you to do the music bitch i hate this kind of peope. that acts like what they are not . we call that “self-hated house nigger mather fucker” as Qaboobe said. hees maxuma but act like a man and whoever you are bitch plus those post on www.bartamaha.com better not said any good comment about this sharmuto becouse she or he whatever you call gonna influence our young childrent.
illaahayoow anaga iyo intii islaam ah soo hanuuni…………….walee qurbaha waa leeysku badalay illaahayoow nawada hanuuni rabitoow raxmaanoow
war waxaan qaniiska maxaad nooga sheegaysaan. aniga qaniis iima dhuuman karo qaababkooda baan garanayaa
war saa hadhihina waxaa laga yaabaa in uu ka waano qaato waxa uu ku jiro, waxaansa leeyahay war waxaan aad ku jirto waad ku lumeeysaa ee ka bax, waxaaba laguu qaataa adoo sidii ragii oo kale u heesa amaba badal dhaqankaaga oo rag u ekaaw
sxbow kan wax jiro ma aha, Somalida kooda soo caan baxo meel ayuu la,yahay, Ayaan xirsi ayaan qaatan ka taagnayne kanna xaguu u socdaa , aniga ma nacladaayee Allaa og waxa u yahay laakin illaaah haso hanuuniyo
Kan habartiis aa Single Mother eheyd. Is not his fault….
khaniis nigga alshabaab loogeeyo uu kufiican yahay madaxa halaga jaree. mother fucker. fagot…kan in somalia lagu sheego maba haboona ceeb ayuu ino kenayaa
stop.. homophobia ..saaxiib soo kor oo hobol caan ah noqo..taageero weyn baa heysataa ..codkaaga wuu macaan yahay ..welibana hobal muqtaqbal leh ayaad tahay.. ..maxaa idinka galay?sexualitigiisa…
I see that Bartamha Just care about readers and inviting such a horiable obscene performance. People do things just for money and fame.If that is the case what on earth BARTAMAHA will win on this,rather than promoting for what they call a somali boy who shortened his name as short as his career will be MO.
we are already tired of names all around the world-such as terorists refugees,alshabaab,hell on earth,pirates and many more.Now people will start calling us
the country who is broad of such a reject Bartamaha calls WIIL SOOMALIYEED.
Be carefull Bartamah so many young somali boys read what you write on this pages!
Abdullahi,
scw akhyaarta bartamaha iyo inta akhrisataba, waxaan marka hore idinka codsanayaa, waxa qofku qorayo haka fiirsado, waana dambi xagga alle inaadan waxaadan aqoon, aad xukmiso, bal aan isweydiinee muxuu islaamku ka qabaa, gabar ama wiil lagu sheego fisqi, qofku waa inuu marqaati la yimaadaa, cadaynaya waxa uu sheegayo, runnimadooda hadii kale isagaa xad lagu oofinayaa, hadaba dhalinyarooy iska hubiyo waxaad sheegaysaan waxa ka jira, ma afkiisaad ka heysaan waxaad ku sheegaysaan mise marqaati ayaad heysaan????, intii gaftay ilaahey ha u toobad keenaan, kuwa kale ee soo socdana ha is ilaaliyaan, wa bilaahi tawfiiq
waan ilbaxnay lol keep the hard work 3.
love you bartamaha
ilaahey hasoo hanuuniyo
Somalidii is messed up even thou he get talent…
Yaabka yaabkiisa Euro ma saanaa looga labistaa mise ninka waxbaa ka qaldanoo waa kuwa laga dabatago, kolleey sida iimuuqata ninkaan sidaan kuma fiyoobee film-kiisa yaan la’isku qarin ee PG21
wat da fuck is he thing he’s doing if i see him anywhere i will kill him cause he’s discrace to somali peeople and islam i hate people who live norway,denmark,holland
Acaudu bila war waxaay waxaana meesha soo galiisen war waxaay gay aad meesha soo dhexdhiigten war ka sara waxaan aad soo galiisen acuudu bila
bartamaha,,,,,,,ka fiirsada,,waxa aad bulshada u soo gudbinaysaan
tani,horumar maaha waa bur bur
wax kasta waxaa ka liita qof magaca dunida ugu qiimo badan haysta
hada u soo gaabiyey MO si uu dhagaha gaalada ugu qanciyo
dadwaaweeyn oo xataa ku faraxsan baa jira taas,,,,,,,,,,,,,,,,,
WIIL soomaaliiyeed oo X FACTOR ka qaybgalay<<<<<<<<<<<
waad ogtihiin inuusan 1 taageero,,soomaali ka helayn,,,,,,,,,,,
adeeer sidii ragii u hees,,,,,,,afkaad rabto ku heese,,,,,,,,,,,,,,,,,
isu shabahaada dumarku mel ku gaarsiinmayso
Yaab badna maxoo idinka haleeyay, Pls ka hadla heesta & sidaa music ula socdo iska dhaafa waxa uu yahay, kuleey wuu ka fiican yahay alshabaab, & mooryaanta xamar muuse suudi & ceeydiid , asiga dad badilo nin reer nabad ah waaye waxana ku faraxsanhay inuu joogo wadan free ah xur, ha idnka saarto
walaalayaal marka hore ma is weey diiseen wiilkaan iyo raga 20ka sano soomaalida duleeystay oo na xasuuqa dhiiga soomaalidana baneeystay habeen iyo maalinba marka isaga iyo ku waas yaa fiican ? jawaabtu weey cadahay isaga ayaa dhaama isagana qurbaha waxa geeyay waa dhibaato ka carar marka isagu eed malaha marka hadaad runta ka hadleeysaan usheega runta ku wa qabyaalada iyo dagaalka diinta iyo daqanka ka dhigtay wabillaahi towfiiq
i see him big for a short time and fall very quickly .But people !!! the worst is to come.
He will be soon supporting gay somali right and blame muslim and somali culture just to stay in the spot light…
NACALAA IDINKU TAAL KUWA COMMENTKA NEGATIVEKA SOO QORAAYO, WARYAADA CUNUGA YARKA AH EE HEESAAYO MAXAAD U CAYEYSAAN NACALAA IDIIN DHASHAYE, HADAAD RUN SHEEGEYSAAN MAAD CAYSAAN KUWA DULIGA AH EE WADANKII BURBURIYEY IYO KUWA DUMARKEENA INAY GODKA KU RIDAAN KA DIBNA DHAGAXA KU DILAAYO…..
ahmed ka isku magacaabay, bad khanisnimaadda iska cadaysato, maxaad ugu doodid faggot kan, nin iyo naag midna maaha, magaca somali nooga reeba meesha waxad rabto ku soo qorta..bartamaha dib danbe usoo booqan maayo, waxan bay ka dhamaan waayeen, ma hadad homo noo amaanaysaan..dib isugu laabta, duf ku baxe..
Soomaali afdheeer dhacalaa idin dhalay maxaa somalinimo islaamnimo iyo raganimo ka taqaaniin. Waryaada wiilkaan waa fanaan siduu doono oo indhaha dadweynaha soo jiidan karaan ayuna u labisanaa waana dhaqan anaan.
Soomaali afdheer waxaan idin weydiinaa aqoon shaqsiyeed maad u leedihiin wiilkaan mise waxaad taqaaniin markuu magaalada maraayo siduu u eg yahay. Qaarkiin baa qaniisiin ah oo aanan caana eheen qaarkiina waa naaga dhillooyin ah oo majin jaad ah lagu waso masraxno soma istaagi doontiin weligiin ee dadka magaca soomaaliyeed dhanka wanaagsan ka tusaaya bulshooyinka ey la noolyihiin wax haka sheegina. Almiino caaya kuwa is qarxinaayo ee wadaado iyo aqoonyahay iyo hooyooyin iyo caruur leynaayo.
Blue eye contacts iyo indho-kuul…iyo timo dheer..codkii naagaha.
Kan alshabaab ha loo dhiibo inta goori goor tahay.
wlaal waxaan inigu salamaya slaanta islaamaka oo ah scw salaan kabacdi
wiilkan wuxuu wataa magaca sharafku aha dadka islamaka meel kasta oo ay joogaba waa magac qiima iyo qaayo leh lakin anigu caayi maayo wiilkan lakiin waan u nasteexayan wayo ilahay isku nasteexiya ayuu yidhi markaas qofka ha caayin han ceebayan lakiin wax u sheeg oo ku dhe waxani ma ficana ee iska daa ku dhe lakiin inaad caydo oo aad tidha waa wiil xaniisa iyo wax lamida kuma fican lakin hadad caydo adiga dabigaas waad la qabtaa waar qofka waa inaad u sheegtaa wax uu ku jiraa inuu diinta islamaka raali ka ahayan lakiin inaad aflagaadayso ma fican waar mayana arag gabadh inay is qaawisay heesaysa oo hada la leeyahay waa gabdha cod macaan inatad ku odhan lahayda is astur ayad lagu amanaya oo la leeyahay waa gabdh fiican markas kana wu waas ayuu lamida yahay ee halawad waaniyo ayan odhan lahaa diinta islamku waxay ku tidhi qofka haduu qaldan yahay runta u sheeg haduu diina ka sii jeedana ku soo jeedi markaas dadkaas diintii way ka jeesteena ha ku soo jeedino walaalayaal ha caayina omada intaas ayaan idiin sheegi lahaa
wlaal waxaan inigu salamaya slaanta islaamaka oo ah scw salaan kabacdi
wiilkan wuxuu wataa magaca sharafku aha dadka islamaka meel kasta oo ay joogaba waa magac qiima iyo qaayo leh lakin anigu caayi maayo wiilkan lakiin waan u nasteexayan wayo ilahay isku nasteexiya ayuu yidhi markaas qofka ha caayin han ceebayan lakiin wax u sheeg oo ku dhe waxani ma ficana ee iska daa ku dhe lakiin inaad caydo oo aad tidha waa wiil khaniisiyo wax lamida kuma fican lakin hadad caydo adiga dabigaas waad la qabtaa waar qofka waa inaad u sheegtaa wax uu ku jiraa inuu diinta islamaka raali ka ahayan lakiin inaad aflagaadayso ma fican waar mayana arag gabadh inay is qaawisay heesaysa oo hada la leeyahay waa gabdha cod macaan inatad ku odhan lahayda is astur ayad lagu amanaya oo la leeyahay waa gabdh fiican markas kana wu waas ayuu lamida yahay ee halawad waaniyo ayan odhan lahaa diinta islamku waxay ku tidhi qofka haduu qaldan yahay runta u sheeg haduu diina ka sii jeedana ku soo jeedi markaas dadkaas diintii way ka jeesteena ha ku soo jeedino walaalayaal ha caayina omada intaas ayaan idiin sheegi lahaa
somali people are ignarent that is why somali wont be freedom anysoon. damm asses racist commesnts.
Salaanta islaamka kadib.
Dhamaan inta hadeer weli af-soomaaliga ku hadasha, ee aan anigu kamidka ahay, waxaad ku bishaareysataan, muuqaalada inoo muuqda ee Dad iyo Dal meelkasta oo aan joognaba ka socda inay bishaaro u tahay, Dabargo,a inagu sogda,
wiilkan dhaliyarada ahna waa hordhaca ama bilowga mirihii aan abuuranay,
Gudaha Sooamaaliaya waxaa jooga Odayaal iyo niman iskusheega siyaasiyiin maalinwalba u taagan iibinta Ciidda iyo Khayraadka Dabiiciga ah ee Soomaaliya,
Dhalinyaruna waxay hadeer bilaabeen Maalinta AIDS-ka oo aan aniga u aqaan “DABAALDEGGA ZINADA”
Inta yar ee wanaaga jecelna lama jecla ba,e waxay ku xukumay yihiin in ladhoofiyo ama la laayo.
Dibeddana waxaa hadeer qaangaar ah Jiil cusub waalidiintii dhalay ay oomaali yihiin, balse iyaga aan la garaneyn waxay noqon doonaan.
Tusaale:- jiilka riyada ah ee la sugaya inay Soomaaliya metelaan waa kuwo ay luuqadoodu hooyo tahay:
Ingriis+Faransiis+Netherlandiis+Finish+Norwegian+Talyani+Danish+Swedhish+Carabi+Sawaxili= Abuur bedelmay iyo Ex-soomaali
Gunaanadka hadalkeyga waa ninwalowba lafahaaga sidaad isu badbaadinkarto isu badbaadi. oo u hogaansan Awaamiirta alle.
Tol beeli waayay ninka wax marjiyo malawaayay? kkkkkkkk
KORKAAGA QAAC KABAX ABKAY WAA NOQOSEEY MAXAA FILLA DHEERE,
ARR KA BAXSHA WAXA MEESHA BAQTIGA IYO XAANAARTA SOMALINA HA KUTILMAAMIN
NOOCAAS, BARTAMAHA NINMAN YAHOW WAASAY SEYSE WAX IDINKA NOQDEEN
KOROOD CILAMU HAYDINDILEE, YAAYAAH TANUNA MA II DHINEED
kkkkkkkkkk aqyaarta qof waliba siduu u libisto asaga ayee u taalaa lkn waxaaba igaaga sii daran ninkaan soomaaliga heesaayo kan hooyadiis caynaayo bal muxuu ka duwanyahay maxaasa u gaareysaan waalidiintiisa qofka ayna cajibin hab dhaqankiisa bal ha yiraahdo allow soo hanuuni….tan kale idinka ayaaba isku dhajineysaan magaciisa wadan kale ayaaba ku dhagsaday birina hadii uu shaaan baxo norge waaye kan dhahaayo keenaan sxb waa isku wada mid keenaane duco islaam ma wado kane duco naareed ma wado waa hal sheydaan bal caqliga ha laga shaqeeyo kan waalidka caaytamaayow adigane wax ma dhaantid ileen aqlaaqda ayaa kuu fiican………
leave him alone he is hot sexy and has got talent..soo kor ..oo nooloow…maxaa
Mo waa wiil somali ah somalida siceedaba waxaa lagu yaqaanaa cay ee midinkaa aragteen inuu qaniis yahay ee waxaan idin dhihi lahaa wiilka niyada haka jabinaha waxaadna ogaatan ineey hooyo dhashay
bartamaha adaa umahadsantihiin, wiilkaan horta waa somaali teeda kale anaga hadaan somaali nahay inaan wax ceeyno ma ahee caqli kale maleenahay horta, wa waxaa qurbaha nakeenay ceeyda naceebka qurunka qabyaladaan baas plz stop tan labad cod ilahay wa siiye lakiin su’aasha mesha taal waxey tahay qurbe layimidee maxaa lagala kulme mid diinta ceeyda mid tima labaxa mid shumuska lagu diido & ninkaan sidii famelka u hesaayo walaahi wa calool xumo ilaahay hasoo hanuuniyo amiiiiiiiiiiiiiiiiiin & inta kaloo lunsan amin
war waa wareey waxaan soconaba maxaan yeelanay qanisiiin wooow a cuudu billaahi mina sheydaani rajiib war qofkui sebuu ujil jilicsanyahay sebuu u egyahay qaabdaro u dhimo foolxumaa meluu kafiicanyahay waxaan arke codka lakiin qaab qab nageed asagoo dhan shit
Mo, walaahay waxaan odhan lahaa elvis presley’s jailhouse rock taada ayaa ka fiican, mansha Allah aad ayaad u cod wacantahay, balse eedo gacaliye Soomaalinimada iyo diinta waa in qof kasta oo innaga mid ahi uu sharafteed illaaliyo, mana ah sharaf wiil make-up, indhakuul iyo xamuurad afka soo marsaday. Walaahay dumarka Soomaaliyeed ayaan kula yaaba waxay is mariyaan, markaa wiilashiina haday ku darsamaan waa dhibaato aduun ee eedow waxaan Illaahay ka baryi in waxa dadku kugu eedaynayaan aytahay mid aan waxba ka jirin oo ay iyagu dambi ka dhaxlaan intii ay noqon lahayd mid run ah oo aad adiguna cadaab ku mutaysanaysid, ummadda Soomaaliyeed iyo diinteena macaana sharaf xumo u noqota. Maxaa adigga kuu dan ah oo aad magac iyo shilimo ku heshaa waata halkan Soomaali dhigtay markaa waxaan idin odhan lahaa dadka magaca iyo diinta idinla wadaaga ka fakara. Mo, hadii aad sidii fanaaniintii hore ee Soomaaliyeed kursi meel soo dhigatid ayaa sharaf wacan, sidaas ayaad adna runtii ku ogaan kartaa inay dadku codkaaga kugu jecelyihiin ee aysan kuugu soo istaageyn waxaad xidhantahay, is marisay, iyo sida aad isu ruxaysid. Weynow oo sharafta illaali.
Salaama
najeynaa. ma sidaan ayaa noo dambeysay ilaah ka ka jaseeyo kuwii qarankenii dunshay walaahi. walaahi yurub wxaa taal is daba ja. war somalay, dhaqanka hala ilaasho sida aan u lee nahay will iyo gabar oday iyo habar, waayo dhaqanku waxuu ka mid yahay qofka aqoonsigiisa. sidaa iyo nabad gelyo
Aniga qosolka aa iga dhamaday dhowr commnts markaan aqriyey.
ILBIRIQSIGII UGU HOREEYAY MARKAAN DAWDA FILIMKA ANA OGADAY IN NINKAAN KIITI YAHAY AMA WAXA LOO YAQAAN NIMOOW NAAGEED AMA LAGAROONE AMA QANIIS.
CAJIIB WAA WAX CAADI AH SOOMAALIYABA WAY JOOGAAN KUWO ASIGOO KALE AH.
BARTAMAHA WAXAY KU GEFEEN KALIYA IN AY YIRAAHDAAN WIIIL. WAXAALA RABAY IN AY YIRAAHDAAN KIITI SOOMAALI AH OO HEESAYA!
XARFAANTA COMMENTS DHIIBATAY WAXAA UGU QOSOL BADANAA MID YIRI: “tol beelayeey ninkaan qof marjiyo mala waayey” ad iyo ad ayuu iga qosliyey ninkaas.
cayda hala daayo halaysu duceyo intaas ayaan inka wax qoraayo idin sheegayaa
lets support him regardless… he is one of us…. mad props to u kidoo
fiiri……………gaalada waxaaa la dhahay ilaa sey rabaan aad yeeshaan idin qaabili maayaan …..
all i wanna say is allah guide him and show him rite way
Waaaaaaaaaw waa wiil dhalin yar oo fanaan ah,daaaaya fanaanka cusub waxuu doono ha ahaadee adinku diiNta iyo toobada kama xigtiin. dhar kuu gashan yahay na waa dharka heesaayaasha aduunka. Soomaaliyeey dalkii iyo dadkii baad bur-buriseen DAAYA WIILKAN DA’DA -YAR WAXAA LAGA YAABAA INUU IDINKA QALBI FIICAN YAHAY. VIVO MO.
BARTAMAHA WAAD KU MAHADSAN TIHIIN QORAALKIINA DAACADA AH, ILAAH HA IDINLA JIRO.
i totaly a gree the man is called mohamed coze he sais let’s support him he is one of us and i agree and supported thank u mohamed who made me to say those words thnks MO ha xumaado ama hasamaado he is stil somaali and i love him
leave him alone he is somaali and i ‘m proud him shit somaali people they only know bad write i love him
waxaan ku tilmaamo maba garanayee markii hore ayuu labeeb ahaa marka waxaan u malaynayaa in uu is habeeyo uu khaliis iska dhigay marka nacaladi ha ku dhacdo asaga iyo intii raavsanba
Acuudu billaah kan caafimaadkaaba ku yaraa walaalaha bartamahuna wa la soo dar daray waxan in ay soo daayaaan waa laga fiican yahee ILLAAHOW UBADANKA NOO XIFTI balaayo fanaansada
Bartamaha waxaa tihiin website sharaf leh oo Soomaali ay ku faanto oo tusaale lagu deydo ah (model of essence and integrity) ee fadlan dhalinyaradaan Soomaaliyeed ee qurbahaan la tacaalaya fadlan ha tusinina waxan oo kale oo anshax xumada iyo diin la’aanta.
Wixii camal wanaagsan ee aad sameeysan ayuu Ilaahay idiinku abaalmarinayaa, Ilaahayna xikmada iyo heeybada uu idiin siiyey uga faaideeya walaalihiina. Camalka suuban oo aad sameysaan ayaad Ilaahay uga heleysaan ajar iyo axsanaad.
INALAAHA LAA YUDHIICU AJRAL MUXSINIIN.
mó well Don bro dadaalkaadana siiwad magaca Somalia korbad geeysay guuleeyso geesibaa tahay mó tnks mó my emayl come 2 uk bro
kan qaniis waye Iyo waxaan loo joogin idinkaa ka gab dheeysan qufka lama jaj gareeyo wuxuu yahay se maxaa adiga dusha kasaray adigu naqo talo keen ama talo keen
mó wuu da daalay magaca somali yana kor buu geeyay tnk mó bro we love uu waana ku sugaynaa oold somali uk tnks mø
mo waa wiil aad u fiican bro ma isguursanaa diyaar ma utahay anaa kuraba oo kujecel cod miyaa codkuu haaayo waaba kaan kudagilahaa markaan xanaaqo soo hal hees oo macaan iima qaadeeysid haa dheh i love u wth all my heart work hard keep giong well done swdy qofkii caayaa wiilkaan ama wax kashegaa u will face mi ok
Balo!!! Ciyaalkii ari carbeed beey noqdeen Illaheey hanii gargaaro hadii kale marjis iyo jiro qatar ah ayaa ni sugeeyso. Aloow noo gargaar oo rafaadkaan nagasaar.
Jaa
WAHAAN MAA FICAANO DAABAL YO OO DAAWA GAYSHIT EH. ASTAGFIRULLAH UL AZEEM. ILAAHEY KAA ABSOO. QOFKAAN OO NORWAY EH DAABAL WAYEEY .WAAH OO KAASAAYAAN AA YER.
This is incredibily disgusting, subhanAllah – please remove.
war waxan nacska ah kasaara mesha. sharaftii somalida buu ku ciyaaray, heestu ha joogta waamaxay timaha sidii nagiihii uu usoo xidhay qaniis.
hes talented no doubt and hes losted too am mean somali male acting like guy, i hv seen this vids before and i did suport ,m coz hes somali,ilaaheey haku hanuuniyo bro but u can sing dude..
aniga waxaan la yaabey soomaalida nin qaal ah haduu yahay mis naagnaag u eg wey kadaba cararaan nin soomaali ahna hadey arkaan oo waxa gaalada sameyso sameynaayo wey caayaan waryaada idin maxaa idin roon soomaaliyey wax yaableh ayaa tihiin wiilka iska daaya magaciina ayuuba tvga norway geeyey iyo midka aduunkaba
asc, waxaan ka xumahay in qof soomaali ah oo hadan islaam ah oo sida daanyeerada iyo khaniisada u labistaya ee ku fanasyay inay fanaan tahay yahay , kolay ma raba mise waa shemale mise qaniis, kolay aniga wax fiican uma arko qolada bartahana ha iska daayaan waxaas o kale yasay umada dhib iyo ceeb u horseedin ilaahan halaga baqo
to him he is arising star but little did he now he is de grading him self
such stuffs should not be shown to de community
let us pray for him he is mentaly dead actualy
Bartamaha, Shame on you Guys, Publishing, what Allah, Forbids and Condemns (Qowmu-Luudh)…!!!!!!!
This Kid is disgraceful to our Community, and anyone who practice Islam, should not support and if they do, they need a therapies, What a sick people with no Faith….! Subxan-Allah….
waa maxay gabadha mise nooc kale
Bartamaha, please remove this crazy video so that our youngsters doing see it as a good norm. it is disgusting, silly, and sickness. On the other hand, i am so surprised about xayaat.
Xayaat waa desperate guur kulahaa ma khaniis baad guur iyo umad ka damacday micnaha guur baadan fahmin abaayo oo diinta ayaa kugu yar.
Xayaat go and marry young Somali fellow who will guide his kids through the right way. YOU ARE SO DESPRATE
This is horrible!
Please do not post something like this on Somali website.
It’s shameful and disgusting.
Sida aad moodeysaan ma aha waa hubanti. ka saara qalbigiina dhanka xun. waalidkiis baa la socday markuu tartankan ku jiray. waan ogahay xitaa waraysi lala yeeshay wuxuu leeyahay inanku gabadh saaxiib ah
Were is shooter when you need one damn this guy is more feminine than feminine. Bitch needs too shot , fuck you Norway and your x = factor x= shit.
I thought the purpose of News websites was to report on existing realities in the world, so it informs and educates people on what is going on, regardless of how unpleasant the content can be to some? So why are many here bashing BARTAMAHA for reporting on this?
Whether you are Muslim or not, assume for a moment, and agree that ISLAM IS THE ONLY TRUE RELIGION …but what if people who were already not Muslims all agreed to censor and block out everything that did not conform to their existing beliefs? So they did not allow reporting on Islam, no reporting on Muslim practices, no reporting on Muslim people, no reporting on Muslim customs, all censored out from their nation and their websites etc..Then they will never have the chance to see the light of ISLAM? RIGHT? That is why we teach Islam, we have to bring information to people?
Somalia is at the bottom of the world in every index imaginable, yet many here display the same fundamental ignorance that has gotten us here. It is absolutely despicable.
Abdul
“sharaftii somalida buu ku ciyaaray”? Are you kidding me?! Somalia is in the worst place in every measure of human progress, and you are bashing these guy, and saying that he is embarrassing Somalis?
Sorry, but you are barking at the wrong tree. Starving children, a national capital with no sewer system and constant violence is more embarassing than a one Somali individual who has chosen a different lifesytle.. Somalia is an embarrassment to humanity. Many are so uneducated that they don’t even know what Mars is, while others are already planning to build a station there. That is how bloody backward we are as a nation. Ironically, so many are desperate to flee to these countries that allow a person to have the freedom to do this. You don’t need much education to come to a reasonable conclusion, you just need an ounce of pragmatism and you have none.
Your ignorance is reflective of the statistical reality of the country’s population.
Good for him. I wish him success.
WAA Khaniis, reer norway aha! somali kan ma aha waa gaarac uuf
Great performance and incredible stage presence!!
I fully support all expressions of art and enjoy immensely, regardless of what the Islamotards and Islamofascists say.
Guuleyso walaal!
maseer ayaa idin haayo sababtoo ah ma heesi kardiin, labis kana midoow gurigiisa ka keensaday ma ahan ee sida aad qaarkiin u ogtihiin dadka tartanka ku jiru waa loolabisaa.
Hooya diis oo xijaaban ayaa joogta Maashaallaah
. Hadii oo ya waxa aad sheegeysiin Hooyadiis soo maraacdeen, sida aad u ok tihiin waa Hooya Soomaaliyeed ee ka xishooda Islaamka, aduunyada aad soo gubteen Soomaaliyey Subxaanallaah.