Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Shiikh Axmed oo shir jaraa’id oo uu ku qabtay Muqdisho maanta ka sheegay in kooxaha la dagaallamaya dowladdiisa ay doonayaan inay u istcimaalaan Soomaaliya sida Ciraaq iyo Afghanistan. Warbixinta Madaxweynaha, oo shirkiisa jaraa’id kaga hadlay arrimo dhawr ah oo ku saabsan xaaladda guud ee uu ku sugan yahay dalka, ayaa ...Continue reading »

W/Q: C/qadir Cabdi — Alshabaab waa urur Soomaaliya haatan ka hana qaaday, lana dhihi karo waa ururkii Islaamiga ahaa ee ugu danbeeyey  ee Soomaaliya  hana kaqaaday. Ururku ilaa hadda uma soo gudbin shacabka Soomaaliyeed ujeedooyinkiisa, dastuurkiisa, barnaamijkiisa siyaasadeed iyo sida uu ula falgalayo caqabadaha ka dhex jira bulshada Soomaaliyeed. Dabcan kaafi...Continue reading »

Bartamaha(Muqdisho):-Ciidamada Maxkamadihii laga saaray deegaanada Gobolkaasi ayaa xili danbe oo galabta ah waxa ay weerar ku soo qaadeen Deegaanka Mahadaay Meel duleedkeeda ah halkaasi oo ay ku sugnaayeen ciidamada Xizbul Islaam iyo Alshabaab. Wararka aynu ka heleyno degaanka Ciid-Ciid oo degmada Mahadaay u jirta ilaa 12Km xagga Bari ayaa sheegaya in halkaasi ay welli...Continue reading »

Bartamaha(Muqdisho):-Madaafiicdan Duqeynta ah ayaa timid ka dib markii ciidamada Amisom ay bilaabeen in ay Taangi ku garaacaan Daartii Ubaxaka Kacaanka Soomaaliyeed Ee Isgoyska Frolence halkaasi oo ay saarnaayeen xoogaga Mucaaradka dowlada Soomaalia. Intii uu socday madaafiicdaasi lagu garaacayay qeybo ka mid ah degmada Wardhiigley ayaa waxaa durbadiba bilaabatay Hoobiyayaal...Continue reading »

Bartamaha(Muqdisho):-Sida maanta ay Nairobi ka sheegtay Waaxda Hor’marinta iyo gar gaarka ee wasaaradda arimaha dibadda dowladda Talyaaniga ayaa tilmaamtay in ay soomaaliya gaarsiiyeen ilaa 24-tan oo dawo ah taasi oo ay sheegtay in ay ugu deeqday dadka ku dhaawacmayay dagaalada ka sii socda soomaaliya.   Franco Frattini oo ah wasiirka wasaarada arimaha dibada...Continue reading »

Bartamaha(Muqdisho):-Ka dib kulan ay saacada ka hor Muqdisho ku yeesheen kooxda Xizbul Islaam saraakiishooda ugu saraysa dalka  ayaa waxa si rasmi ah jagada Gudoomiyaha Xizbigaasi lagu wareejiyay Sheekh Xasan Daahir Aweys oo xubin ka ahaa xizbul islaam.   Dr.Cumar Iimaan Abuu-Bakar oo ahaa Gudoomiyaha Kooxda Xizbul Islaam ayaa goordhaweyd waxa uu xilkaasi uu ku wareejiyay...Continue reading »

Maamulka Islaamiga ah ee Magaalada Kismaayo ayaa Maanta ugu baaqay Odayaasha dhaqanka gobolka Jubbada hoose in ay Maamulka ka dhisan degmada  la shaqeeyaan, islamarkaana ay ka qeybqaataan wacyiga iyo Howlaha Nabadeeynta ee ka soconaya guud ahaan Soomaaliya.  Sheekh Cumar Xayaa-Kalah oo ah Ku xigeenka madaxa Garsoorka Maamulka Islaamiga ah ee Kismaayo oo shalay ka...Continue reading »

Bartamaha(Muqdisho):-Maxmed Cumar Xabeeb Maxmed Dheere Gudoomiyii Hore ee  xilka laga xayuubiyay ee Gobolka Banaadir iyo Salaad Cali Jeele oo xili ahaa Wasiir ku xigeenka Gaashaandhiga dowlada Fd soomaaliya oo shalay la kulmay beesha Mudulood ayaa shaaca ka wada qaaday in ay Alshabaab ka difaacayaan duulaan ku wajahan sida ay sheegeen Qabuuraha beeshooda.   Maxmed...Continue reading »

Bartamaha(Muqdisho-Somalia):-Kooxaha c iidamada Mucaaradka ayaa xalay waxa ay gabi ahaanba Farujiyeen Saldhiga Galbeed Ee Muqdisho halkaasi oo ay in mudda ah fariisin ku lahaayeen ka dib dhaqdhaqaaq ciidan oo xalay ay ka dareemeen ciidamada dowlada Fd soomaaliya. Saaka ayaa deegaankasi waxaa gabi ahaanba ka maqnaa xiligii hore ciidamadii islaamiyiinta Mucaradka kuwaasi...Continue reading »

Bartamaha(Muqdisho):-Jabahada xoraynta dhulka soomaaliyeedv ee Itoobiya ee marka la soo gaabiyo magaceeda loogu yeero ONLF ayaa eedayn dusha kaga tuurtay ciidamada itoobiya oo ay sheegeen in ay laayeen dad soomaaliyeed. Madaxa Warfaafinta Jabahadaasi Xuseen Nuur oo haatan ku sugan wadamada Khaliijka ayaa sheegay in Ciidamada Itoobiya si naxariis la’yaan dadka dagan...Continue reading »

MUQDISHO Maamulka gobolka Banaadir ayaa soo rogay Ammar magaalada loga mamnuucayo gaadiidka leh Muraayadaha Madoow.   Gudoomiyaha gobolka Banaadir ah na duqa magaalada Muqdisho Max’ed Cusmaan Cali (Dhagaxtuur) oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa magaalada Muqdisho ayaa sheegay in maanta wixii ka danbeeya aan gudaha magaalada Muqdisho lagu...Continue reading »

  Bartamaha(Muqdisho):-Ka dib kulan ay yeesheen wasiira arima dibadeedka wadamada Islaamka oo ay ka soo xaadireen ilaa 36wasiir ayaa waxa ay ku baaqeen in la joojiyo dagaalada ka soconaya caasimada soomaaliya.   Kulanka ayaa wasiirada wadamadaasi waxa ay kaga arinsadeen xaalada ka soo cusboonaaday dalka soomaliya oo xubin ka ah wadamada caalamka islaamka iyadoo...Continue reading »

  Bartamaha(Muqdisho):-Madaxa Siyaasada xiriirka Gobolada Alshabaab Sheekh Xuseen Cali Fiidow oo xalay la hadlayay warfidiyeenada ayaa shegay in wiil ka mida ah kooxda Alshabaab uu ku dhiiraday falkii shalay agu weeraray Xerada Haama dhowr oo ay ku xaraysnaayeen ciidamada dowlada Fd soomaaliya.   Masuulkaasi u hadlay kooxda ALshabaab ayaa shaaca ka qaaday in C/Qaadir...Continue reading »

Dowlada KMG ah oo marki ugu horeysay ka hadashay qaraxii maanta lagu weeraray xarunta keydka shidaalka, iyo qarax kol hore ka dhacay degmeda Dayniile ee gobolka Banaadir Wasiirka Wasaarada Warfafinta dowlada midnimada qaran Farxan Cali Max’uud oo galabta shir jara’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka warbixiyay qaraxii maanta uu baabuur waxyaabaha qarxa...Continue reading »

War Goordhaw nagasoo gaaray Madaxtooyada Villa Somalia ayaa sheegaya in kulan muhiim ah uu ufurmay Saraakiisha Ciidanka Dowladda iyo kuwa AMIS0M. Sarkaal katirsan Madaxtooyada Villa Somalia ayaa xaqiijinaya in dowladda Somalia ay shir muhiim ah ka yeelanayso xaaladaha dagaal ee ka aloosan magaalada Muqdisho. kulankan oo loga wada hadlayay qabka ugu fudud ee loga taqlusikaro...Continue reading »

Mas’uulka gobolka Banaadir uga wakiilka ah xarakada Ah Shabaab Shiikh Cali Maxamed Xuseen, ayaa shacabka ugu baaqay inay sarbaan, oo sugaan guusha.   Wadaadkan oo saaka u waramayey bbc-da ayaa sheegay in dagaalada ka soconaya magaalada Muqdisho ay yihiin dagaalo lagu soo qaaday, isla markaasna ay ku jibiyeen ciidamadii dowlada ee weerarka soo qaaday, waa...Continue reading »

Bartamaha(Muqdisho):-Madaafiic hoobiyayaal ah ayaa galabta waxaa lagu garaacay suuqa labaad muqdisho ugu weyn ee Suuq Bacaad halkaasi oo ay maanta si caadi ah ku soo laabteen dhaqashaqaaqi shacabka iyo ganacsiga suuqa. In ka badan ilaa 8Madfac oo nuuca hoobiyaha ah aya galabta jaha kasta kaga soo dhacday suuq bacaad ilaa deegaanka Baar Ayaan halkaasi oo ay inta badan...Continue reading »

Sarkaal Mareykan ah oo ka tirsan Hay’adda la dagaalanka argagixisada kuna sugan dalka Kenya ayaa sheegay in magaalada Muqdisho toddobaadyadii la soo dhaafay ay tageen dagaalyahano ajnabi ah oo ka barbar dagaalamaya kooxda AlShabaab, wuxuuna sarkaalkaasi sheegay in warbixin ku saabsan xaaladda Soomaaliya ay hor dhigi doonaan congreeska Mareykanka. Wargeyka The Times...Continue reading »

CAPE TOWN      Laba dhalinyaro Soomaaliyeed ah ayaa ku nafwaayey dab qabsaday goob ganacsi oo ku tiilay Tuulada Daalin oo ilaa 130 km ugu beegan dhanka Waqooyi bari Magaalada Cape Town ee dalka K/Africa. ALLAHA u Naxariistee Cumar Yuusuf Caraale iyo Xuseen Axmed ayaa durbadiiba isla goobta sida uu Sanaagpost u xaqiijiyey Wariye C/laahi Xaaji Xuduu oo ka...Continue reading »

Waxa manta ka dhacay magaalad muqdisho Qarax Ismiidaamin ah oo qasaare dhimasho ah geystay ayaa waxaa maanta lagu weeraray  Xaruntii Keydka Shidaalka ee magaalada Muqdisho oo ay deganaayeen ciidamada Military-ga dowlada kmg Soomaaliya. Gaarigaan oo aaha nooca ay soomaalidu u Taqaano RoneTka aya waxa sarnaa nin naftii hure ah waxa uuna gaariga ku socday xawaare...Continue reading »