Bartamaha (Mogadishu):- Cabdi shugri waxa uu ka mid ahaa qabqablayaashii dagaal ee ku fashilmay konfurta somaliya Sanadkii 2006 xiligasi oo midowgii maxaakiimta ay ka adkadeen qabqablayashii dagaal ee ka talin jiray konfurta iyo bartamaha somaliya kuwasi uu cabdishugri dhaqale uu ka soo qaday wadamada reer galbeedka ku siiyay baabi’inta iyo dhabar goynta culumada somaliyed
Wixii ka danbeeyay fashilkiisa siyasadeed cabdi shugri ee konfurta somaliya waxa uu kadagay masraxa siyasadeed ee somaliya isagoo u cararay wadanka maraykanka.waxaana bilo ka hor isagoo ku sugan dalka Kenya uu ku dhawaqay urur uu ugu magacdaray (ururka ahlusuna badbaado qaran)kaasi uu isagu gudomiyo ka noqday wuxuna cabdi shugri ururkaasi ka dib maleeshiyad qaab qabiil ah oo aan la isku raacsanayn uu ka samaystay konfurta magalada galkacyo
Cabdi shugri cali xirsi iyo maleshiyadkisa oo ku fashilmay la wareegitanka xaafada baraxley ayaa waxaa maalmihii u danbeeyay abaabulo dagaal uu ka waday degano ka mid ah gobolka galgaduud
Dhaqdhaqaaqa duulan ee cabdi shugri aya soo ifbaxay ka dib markii (joni korson oo ah kaliyaha xog ayaha arimaha dibada dalka maraykanka) uu ku dhawaaqay in maraykanku ay tageero siinayan qabqablayasha dagal,maamulada somaliya ka jira iyo qar ka mid ah belaha somaliyed
Qabqable cabdi shugri oo la xaqiijiyay in uu soo qatay qarashad maraykanku uu igu talagalay qabqablayasha dagaal ee somaliya ayaa malmahaan abaabu cidan ka wada deegano ka mid ah gobolka galgaduud
Abaabulka Dagaal ee cabdi shugri iyo maleshiyadisa halkuu ku wajahan yahay waa su’aal jawaab u baahan?
Ugu horayn waxaa la xaqiijiyay in cabdi shugri uu kulamo la qatay qaar ka mid ah belaha daga galgaduud gaar ahaan kuwa daga magaloyinka cabudwaq, balanbal .dhusomareb iyo gurucel waxan qar ka mid ah beelaha uu qarash ka badan boqolkun oo dholar ku siiyay in ay ka gacan siiyan duulan ka dhan ah maamulka xibin iyo xeeb .
Cabdi shugri waxa uu sidoo kale kulamo dhuuso mareeb uu kula qatay ahlusuna waljameca waxa uuna hordhigay qodo ahaa
1) in la xoojiyo awooda ahlusuna lana isku furo gaalkacyo iyo guricel
2 )in 30 malmood gudahod mamulka xibin iyo xeeb awooda lagala wareego
Masuuliyinta Ahlusana waxa ay ogaladen in la xojoyo awoda ahlusna hasa ahate waxaa u cuntami maysay dulanka xibin iyo xeeb oo ay ka dalbaden cabdi shugri uu igu badalo sidii uu iga gacansiin lahaa socelinta degganada shabaab ay ahlusana ka qabsadeen.waxana cabdi shugri uu diiday in isagoo talada aan ka turin xibin iyo xeeb uusan dulan ku qadi Karin shabaab.waxase la sheegay in ahlusuna ay ku taageren cabdi shugri mooqifkiisa oo ah in talada laga tuuro xibin iyo xeeb.
Cabdi shugri cali xirsi oo wato 7 gar oo labo ka mid ah ay yihiin kuwa dagaalka ayaa la sheegay in ay malmo ka hor sawiro lagu muujinayo awoo cidan ee cabdi shugri qarashna looga cunayo wadamada reer galbeelka waxa ay ku galen deeganka mareergur
Cabdi shugri oo an la ogayn ujeedada uu ka leeyahay soo afjarida maamulka xibin iyo xeeb ayaa waxaa meleshiyadiisa oo tagero ka helayo ciidanka ahlusuna ay weerar qorsheeysan ku qadeen magaaloyinka godinlabe iyo cadaado
Xafiiska www.Bartamaha.Com Ee Bariga Afrika.
asalaamu/cww
dhibaatda ka jirta somalia waa mid miciyo libaax sii yeelanayso
maalinba maalinta ka danbeyso,ninkaan .cabdi shukri ah.bar fiiri
wuxuu samaynaayo dad ayaa la barakicinayaa
deetana lacag lagu cunaa .dadkaas la barakiciyay……
cabsida eebe ayaa ku yar .argagis la dirikii 2006..
halkee ku danbeeyay ma jirto,ku tusaale qadan maayo xataa isma dhahaayo waa kuu soconwaysay lacagtaan gaalada ku doonayso dilka iyo barakacinta shacabka
halke ayuu rabaa in uu aado aqiro ,muyuunan illaahay ka xishooneyn
nimankaan sheegta uhlu suna,,,cabdu shukri..hadii aay doolarka loo soo dhibay
ku qalday ayagana awilba qabiil is aruursday oo jago ku raadinayay diinta ayay
ahaayeen