Bartamaha Minneapolis — Maamulka Kulanka Dhallinyarada soomaaliyeed oo qabtay shir saxaafadeed, waxayna ka hadleen sida uu kulanku u dhici doono iyo waxa uu kulanku ku saabsan yahay sanadkan, iyadoo lagu dhigi doono magaalada Minneapolis, MN taariikhdu markay tahay July 24keeda ilaa iyo 26keeda.
Wixii faahfaahin ah kala soo xiriir 612 886 4614