Wiigan Barnaamijkeenu wuxuu ku saabsan yahay Ardayda jamacada Minnesota oo mudaharaad ka soo jeediyey isqarxiska Soomaaliya ka socda, Dhibaatada dhirta iyo daaqa, Jamacad laga dhisayo Ceergaabo, Hees cusub Cabaas Hiirad, Fidyowga Wiigan oo idinka Qoslisiindoonta, Waxaan ka cudur daranaynaa Isbadalka wakhtiga ee Wargelin oo aanu wiigandanbe ayaamaha Axada idiin soo dayno waxaa taa keenay qaar ka mida Shaqalaha Wargelin oo shaqo u aaday Africa waxaan ku dalaynaa wiiga danbe in aanu idiin ku celino Barnaamijka Malintisii hore oo ahay Sabtida hadii alla yiraahdo wixii Isbedel ah kala Soco www.bartamaha.com
waxaan ka danqanyaa, xumaanta ay. sameeye kuwa .qaladka a geystey . waxy dileen dad. biri mageydu.. ah mutacalimiin aqoontii wadanka. ah cududii dalka ah. runtii waxaa wax .laga dhaxo oo qofkasta oo .somli ah oo maskaxdiisu. fiyow dahay waa. in uu u guntdaa in aysan tanoo kale markale dhicin