11 Burcad badeed ee lagu hayo magaalada Norfolk, VA ayaa la sheegayaa in midkoodna uusan ku hadli karin Ingriis si uu isku difaaco, mana ay garanayaan waxyaabaha lagusoo eedeeyay, 1 burcad badeed ayaa la sheegay inuu diiday eedaynta, sidooo kale 10ka kale ayaa la siiyay 2 maalmood si loogu sharaxo waxyaabaha lagusoo eedeeyay iyagoo loo qoondeeyay qof Soomaali ah oo u turjuma.
Daawo wixii maxkamadda ka dhacay: [ via: Dailyga.com ]