Scroll to Top

Bartamha Beledweyn — Waxaa soo gaba gaboobay dagaallo culus oo saaka ka qarxay gudaha magaalada B/weyne iyo hareeraheeda kuwaasi oo u dhexeeyay Ururka Xisbul Islaam iyo Ciidanka Ahlusuna ee horay dowlada uga tirsanaa. Goob joogayaal ku sugan magaalada B/weyne ayaa Bartamaha u xaqiijiyay in Bariga magaalada ay si buxuda ula wareegeen Ciidamada Xisbul islaam oo gacan...Continue reading »