Scroll to Top

sayfudiin Abdalle

Am A Somali Journalist current live and study in Malaysia Southeast Asia.

Bartamaha (Mogadishu):- Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Shacabka ku nool Goobaha Maalmahan Duqeymaha Culus ku socdeen ugu baaqay inay ka qaxaan guryahooda isla markaana ku talagalaan inay Baliibayaan iyaga iyo AMISOM Dagaaladii u qorsheysnaa. C/risaaq Max’ed Nuur (Ing Nuune) oo ah Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo saxaafada Shir jaraa’id u qabtay ayaa sheegay...Continue reading »

Bartamaha (Garoowe):- Madaxweynaha Maamul goboleedka Puntland C/raxmaan Faroole ayaa maanta wareegto uu ka soo saaray Xafiiskiisa magaaladda Garoowe ee caasimadda Puntland isbedel ku sameeyey Hay’adda Sirdoonka Hay’adda Sirdoonka Puntland ee loo yaqaano PIA/PSF. Wareegtada oo nuqul ka mid ah ay heshay Warbaahinta Shabelle ayay ahayd sida tan:- Xeer Madaxweynaha...Continue reading »

Bartamaha (Nairobi):- The United States has intensified its criticism of Eritrea, saying the Red Sea state systematically abuses human rights and is a destabilizing influence in the Horn of Africa. In its annual human rights country report, released late on Thursday, the U.S. State Department accused Eritrea of sponsoring terrorism in the Horn of Africa, and acting as...Continue reading »

Twin suicide attacks have targeted the Pakistani military, killing 39 people in the second attack to hit security forces in the country’s cultural capital Lahore this week. Police said the bombers walked up to Pakistani army vehicles in the densely populated R A Bazaar area, blowing themselves up as people sat down to eat before the main Muslim weekly prayers were...Continue reading »

Bartamaha (Nairobi):- Somali pirates have seized a Kenyan-flagged fishing vessel, the European Union Naval Force said Tuesday. Cmdr. John Harbour said Tuesday the Sakoba was taken last week, but many details remain unclear. The owner has not been in touch and the ship was not registered with maritime authorities. The crew nationalities and numbers are unknown. Pirate...Continue reading »

Bartamaha (Mogadishu ):- A Somali official is urging residents to avoid battle zones in the country’s capital as violence flares ahead of a planned offensive against Islamist insurgents. Mogadishu Mayor Abdurisaq Mohamed Nor wants citizens at least a couple miles (kilometers) away from battle zones. Residents in Mogadishu are often caught in cross-fire or are hit...Continue reading »

Bartamaha (Nairobi):- Guddomiye ku-xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Dalka Kenya Farah Macalin ayaa booqday xafiiska Jaaliyada Maamulka Gobaleedka Puntland ee dalka Kenya kadib markii uu casumaad ka helay Jaaliyad Puntland ee ku dhaqan magaaladda Nairobi. Booqashada mudane Farah ayaa imaneeysa kadib markii uu booqasho ku tagay bishii December ee sanadkii hore Maamulka...Continue reading »

Mogadishu – Heavy fighting between Somali insurgents and pro-government troops has killed at least 43 people over two days, as AU peacekeepers used tanks to help the beleaguered government beat back an insurgent attack, officials said on Thursday. Militants attacking from the north on Wednesday reached to within 2km of the presidential place in the heart of the capital,...Continue reading »

A Mexican billionaire has today been named the world’s richest person – knocking Bill Gates off the top spot for only the second time in 15 years. With a net worth of £35.7billion, Telecoms tycoon Carlos Slim Helu beat the Microsoft boss (£35.4billion) as well as investor Warren Buffett (£31.4billion) on the Forbes’ list of 10-figure titans. It...Continue reading »

Bartamaha (Nairobi):- Signaling a new offensive mindset, international military officials vowed Friday to fight the pirates as swarms of Somalis moved into the waters off East Africa. Four shootouts with pirates showed that high-seas attacks are intensifying with the end of the monsoon season. Nearly half the 47 ships hijacked off Somalia last year were taken in March...Continue reading »

Bartamaha (Mogadishu):- Heavy fighting flared in the Somali capital Thursday, a day after a battle between government forces and Al-Shabaab rebels left 29 dead and scores injured. At least 80 people were wounded in the fighting, which started Wednesday morning and continued all day, according to government and medical officials. Most of it occurred in the north of Mogadishu,...Continue reading »

Bartamaha (London):- Madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Sharif Sheekh Axmed ayaa caawa kulan aad loo soo agaasimay la yeeshay Jaaliyadda Soomaalida ee London , waxa uuna u sheegay in dowladda Britain ay aqbashay in safaaraddii Soomaliya laga furo dalka Britain. Arrintaas oo sacab iy osawaxan muddo qaatay lagu soo dhaweeyey. Kulanka Madaxweynaha iyo jaaliyadda oo ahaa mid...Continue reading »

Bartamaha (London):- The secretary general of the Organization of the Islamic Conference (OIC) travelled to Britain on Tuesday. OIC Secretary General Ekmeleddin Ihsanoglu will meet British Secretary of State for Foreign and Commonwealth Affairs David Miliband and debate issues concerning the Islam countries. Ihsanoglu will also have a meeting with Somali President Sheikh...Continue reading »

Bartamaha (Stockholm):- Munaasabaddaan oo ahayd mid si heersare ah loo soo agaasimay ayaa waxaa ka qeybgalay dadweyne aad u farabadan kuwaas oo wajiyadooda laga dheehan karay farxada ay u qabaan dhalshada nabigooda muxammed NNKH . Waxaa lagu furay qur’aan iyo qasiidooyin nabi amaan ah , khudbado iyo wacdiyo ayaa dhextaal looga dhiga munasabada mowliidka nabiga SCW...Continue reading »

Bartamaha (Nairobi):- Alle ha u naxariistee waxaa xaley dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya ku geeriyooday sheekhii jaamacada Al AZhar, Sheekh Maxamed Sayid Dandaawi. Sheekh Maxamed Sayid Dandaawi waxaa uu dalka Sacuudiga u tegey si uu uga qeybgalo munaasabad abaalmarino lagu gudoonsiinayey ardey jaamacadeed, waxaana munaasabadaasi ku casumay boqorka dalka Sacuudiga Boqor...Continue reading »

Bartamaha (Nairobi):- Much of the food aid intended for Somalia’s poor is diverted to corrupt contractors, radical Islamist militants and local U.N. workers, according to a Security Council report. The findings, not yet made public, were first reported by The New York Times Tuesday. A UN diplomat, speaking on condition of anonymity because the report has not yet...Continue reading »

Bartamaha (London):- Communities Minister Shahid Malik met with Sheikh Sharif Sheikh Ahmed, President of the Transitional Federal Government of Somalia. The President is visiting the UK as a guest of the government. He met with Mr Malik at the Houses of Parliament where the minister underlined the UK’s support for Somalia. In a wide ranging discussion the minister...Continue reading »

Bartamaha (London):- Gordon Brown pledged British support for the transitional government of Somalia yesterday as its Western-backed president prepared to launch an offensive to seize control of Mogadishu from al-Qaeda linked fighters. Britain has offered £5.7 million to fund the build-up of an official Somalian security force and has dramatically increased British...Continue reading »

Bartamaha (London):- Booqashadii Madaxweynaha ee UK ayaa caawa gaartay duleedka London halkaas oo Madaxweynaha iyo wafdigiisu ay booqasho ku tageen Xarunta Hawlgalka Ciidanka Badda ee Yurub ee la dagaalanta burcad badeedda Soomaaliya. Wafdiga Madaxweynaha waxaa soo dhaweeyey saraakiil reer Yurub ah oo ay ka mid ahaayeen Rear Admiral Peter Hudson iyo Admiral Bartalome,...Continue reading »

Bartamaha (Amsterdam):- Ixtifaalada lagu waynaayo bisha barakaysan ee rabiicul awwal oo ah bishii uu dhashay nabigeenna Mohamed ah SCW ayaa waxa ay si talantaali ah uga soconayaan magaalooyinka , tuulooyinka dhamaad wadamada reer yurub , kuwii ugu danbeeyey ayaa waxa ay ka dhaceen dalka holland gaar ahaan magaalada DEN HAAG . Kulan diimeedkan oo si heersare ah loo soo...Continue reading »