Garoowe, Xarunta dawlad goboleedka Puntland ee Soomaaliya ayaa maanta uu ka furmay shir looga hadlayo amniga gobolladaas xilli halkaas ay ka dhaceen rabshado...Continue reading »
Author Archives: News Editor
Masuuliyiinta maamulka gobolka Hiiraan iyo saraakiisha ugu saraysa ciidamada Jabuuti ee qaybta ka ah hawlgalka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM...Continue reading »
Ururka Al-shabaab ayaa shalay ciidamo badan oo xirnaa dharka milateriga Soomaaliya kusoo bandhigtay degmada Baraawe ee gobolka Shabeellada hoose oo ka mid degmooyinka ay ka taliso. waxaana halkaas hadal ka jeediyay mas’uulka Al-shabaab u qaabilsan gobolkaas, Sheekh Maxamed Abuu-Cabdalla. Ciidamadan ayaa soo bandhigay dhoolla-tus ciidan oo ay ku muujinayeen tababarradii...Continue reading »
Ra’iisul wasaaraha Itoobiya oo sheegay in dalkiisu taageero dhinac walba siinayo ciidanka Soomaaliya
Ra’iisul wasaaraha Itoobiya, Hailemariam Dessalegn ayaa sheegay in dowladdiisu ay gacan ka geysnayso sidii dib loogu soo celin lahaa ammaanka iyo deggenaashaha Soomaaliya, kaddib kulan uu Addis Ababa kula yeeshay wasirka gaashaandhigga Soomaaliya, C/xakiin Maxamuud Xaaji Fiqi. Kulanka Dessalegn iyo Fiqi ayaa dhacay maalintii Jimcaha ahayd ee lasoo dhaafay, waxaana labada...Continue reading »
Dawlada federaalka ah ee Soomaaliya, madaxda hawlgalka midowga afrika ee AMISOM iyo wadamada ay ciidamadu ka joogaan Soomaaliya ayaa ka wada hadlaya sida ugu habboon ee la isu dhaafsan karo macluumaadka lagu helo sirdoonka. Shir ka furmay Mombasa oo saddex maalmood socon doonaa ayaa lagu falanqayn doonaa in si fudud macluumaadka ay u wadaagaan ciidamada ammaanka ee Soomaaliya...Continue reading »
Maxkamadda maamulka Puntland ayaa mar kale xukunno dil ah ku ridday lix eedeysane oo afar ka mid ah ay ka maqan yihiin gacanta maamulka, halka labada kalena ay ku xiran yihiin xasbiga dhexe ee magaalada Garoowe. Dadkan oo shalay la xukumay ayaa la sheegay inuu ku jiro gacan ku dhiiglihii dilay Sheekh C/qaadir Gacmey, iyadoo xeer ilaaliyaha maxkamadda ciidamada Putland...Continue reading »
Taliska Ciidamada AMISOM ayaa shaaciyay inay la socdaan ka bixitaanka ciidamada Itoobiya goobo kamid ah gobolka Bay isla markaana ay buuxin doonaan kaalinta sugida ammaanka ciidamada AMISOM. Col. Cali Aadan Xumad oo ah Afhayeenka ciidamada nabad ilaalinta midowga Afrika ee AMISOM ayaa shaaciyay in ay horay ula socdeen ka bixitaanka ciidamada Itoobiya ayna ahayd mid lasii...Continue reading »
Ganacsade Soomaali ah ayaa lagu dilay waddanka koonfur afrika oo wax caadi ah ay iska noqdeen weerarada isir nacaybka ah ee loo gaysanayo Soomaalida waddankaas ku leh ganacsiyada. Ugu yaraan 10 dukaan ayaa iyagana dhac loo gaystay kadib markii dadweyne iyo kooxo burcad ah oo iskaashanaya ay weeraro ku qaadeen goobo ganacsi oo Soomaali leedahay kadib markii ganacsade Soomaaliyeed...Continue reading »
Dabley bastoolado ku hubeysan ayaa xalay fiidkii ku dilay degmada Yaaqshiid guddoomiye ku xigeenkii degmadaas oo ahayd haweeney lagu magacaabi jiray, Raxmo Daahir. Dilkan oo aysan jirin cid weli sheegatay mas’uuliyadiisa ayaa waxay xubno ka tirsan maamulka degmadaas ku eedeeyeen Al-shabaab, iyadoo howlgal lagu raadinayo kooxihii ka dambeeyay dilkaas uu ka socdo Yaaqshiid. Haweeneydan...Continue reading »
Xaafadda ay daganyihiin inta badan Soomaalida ku nool magaalada Nairobi ayaa waxay kamid tahay goobaha ugu nadaafada xun ee caasimada dalka Kenya. Shirkada Kah Investment oo ay leeyihiin ganacsato Soomalaiyeed kana duulaysa soo celinta bilicda xaafadda Islii ayaa go,aansatay in ay ka shaqeyso sidii xaafadda looga nadiifin lahaa qashinka,loona dayactiri lahaa goobaha boosaneerada...Continue reading »
Wasiirka Gaashaandhigga xukuumadda federaalka Soomaaliya C/xakiin Maxamuud Xaaji Fiqi oo ku sugan magaalada Addis ababa ee xarunta dalka Ethiopia ayaa halkaa kulamo kula leh madaxda ugu saraysa dalkaas iyo Saraakiisha ciidamada wadanka Ethiopia. Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa sheegay in kulamo uu la qaatay dhigiisa wadanka Ethiopia iyo taliyaha ugu sareeya...Continue reading »
Warar goor dhow nasoo gaaray ayaa muujinaya in dhaawac uu soo gaaray Gudoomiye ku xigeenkii magaalada Baydhabo. Maxamed Macalin Ibraahim ayaa waxaa rasaas ooda uga qaaday ciidamo ka tirsan kuwa dawlada oo ku sugnaa goob suuqa laga dhisayo oo uu muran ka dhashay. Lama xaqiijin karo sababta ay ciidanku xabadda ugu fureen masuulkan ka tursan maamulka degmada Baydhabo. Maxamed...Continue reading »
Sirdoonka waddanka Kenya ayaa u yeeray Eliud Owalo oo ah la taliyihii Ra’iisul wasaarihii hore ee Kenya si su’aalo loo waydiiyo. Waxaana la sheegay in siirdoonku ay helaan macluumaad ku saabsan inuu qorshaynayay falal lagu qasayo jiritaanka dawlada Kenya kadib markii doorashadii looga guulaystay musharraxii xisbigiisa ahaana Ra’iisul wasaarihii hore...Continue reading »
Waxaa ka dhacay magaalada Kismaayo qarax xooggan oo lala beegsaday ciidamo Kenyan ah oo marayay mid kamid ah xaafadaha magaalada. Qaraxa ayaa ka dhacay xaafadda V-afmadow, waxaana lala beegsaday kolonyo ciidamada AMISOM oo halkaasi maraysay. Daryanka qaraxan ayaa laga maqlayay guud ahaan xaafadaha magaalada Kismaayo, waxaana qaraxa kadib la maqlayay rasaas xooggan oo ay...Continue reading »
Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya ayaa muujiyay inuu la dhacsanyahay go’aankii uu madaxweynaha Puntland C/raxmaan Faroole ku baajiyay doorashooyinkii dawladaha hoose kadib markii ay dhaceen rabshado uu dhiig ku daatay. “Go’aan wanaagsan ayuu qaatay, waanan ogahay inay ku cuslayd joojinta doorashooyinka” ayuu yiri C/wali. C/wali ayaa sheegay...Continue reading »
Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta diiday hindise-sharciyeedka Gar-doon oo ay soo gudbisay wasaarada cadaalad, owqaafta iyo arrimaha diinta xukuumadda Soomaaliya, iyadoo ay inta badan mudanayaashu u codeeyeen diidmada sharcigan. Sharcigan ayaa waxay ka doodayeen xildhibaannada baarlamaanka labadii maalmood ee lasoo dhaafay, iyadoo mudanayaasha qaarkood ay...Continue reading »
Inta magaalooyinka waawayn ee Puntland ayaa shalay dab laqabadsiiyay sanaadiiqdii iyo waraqihii loogu talagalay dadku inay codkooda ka dhiiibtaan doorashooyinka golaha deegaanka. Waxaana arrintani ay sababtay in meelaha qaar rabshadihii ay dad ku dhinteen dadna ku dhaawacmeen. Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Maxamed Faroole ayaa shaqaaqooyinka kadib ku dhawaaqay in gabi...Continue reading »
Waxaa maalmahii lasoo dhaafay saxaafada soo gaaray warar sheegaya in ciidamada Itoobiya ay isagay baxeen gobolka Bay ee Soomaliya. Balse saraakiil katirsan ciidamada Soomaaliya oo baydhabo ku dugan ayaa sheegay in wararkaas aysan waxba ka jirin. Col Xasan Maxamed oo loo yaqaano Xasan Baydhabo ayaa sheegay in Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya iyo wasiirkiisa gaashaandhiga...Continue reading »
Waxaa xalay magaalada Nairobi ka dhacay kulan ballaaran oo isugu yimaadeen siyaasiyiin caan ah oo ku jira siyaasada wadamada Soomaaliya iyo Kenya. Waxaana kulan kasoo qaybgalay Ra’iisul wasaarayaal hore: Cali Khaliif Gallayr, Cali Maxamed Geedi, Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, Musharraxiin Madaxtinnimo: Dr. Maxamed C/laahi Baadiyow, Yuusuf Garaad Cumar, Sheekh Maxamed...Continue reading »