Booliiska dalka Kenya ayaa todobaadyadii lasoo dhaafay xabsiyada u taxaabay tobonnaan dhalinyaro ah oo looga shakisanyahay inay ku jiraan kooxda Super...Continue reading »
Author Archives: News Editor
Nin Keenyaan oo hilibka doofaarka ku iibin jiray Tuulada Madogo oo hoostagta magaalada Gaarisa ayaa xabsiga loo taxaabay. Waxaana ninkani la sheegay inuu...Continue reading »
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) oo xalay kulamo isdabajoog ah la qaatay saraakiisha ammaanka iyo qaar ka tirsan wasiirradiisa...Continue reading »
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamud ayaa xalay kulan dheer la qaatay dhiiggiisa dalka Uganda, Yoweri Museveni, iyadoo kulankan oo ka dhacay xarunta...Continue reading »
Booliska Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya kusoo bandhigay dad iyo hub ay sheegeen iney qayb ka ahaayeen falalka amni darro...Continue reading »
Madaxweynihii hore ee Puntland Gen. Cadde Muuse Xirsi ayaa si kulul uga jawaabay eedayntii uga timid madaxweynaha talada haya C/raxmaan Faroole oo ku eedeeyay...Continue reading »
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Sheekh Axmed Maxamed Islaan ayaa sheegay inay jiraan wadahadallo bilow ah oo dhexmaray iyaga iyo dawlada federaalka ah...Continue reading »
Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Sheekh Max’ed Max’ud Faroole ayaa digniin u jeediyay Somaliland oo ay ku muransanyihiin lahaanshaha maamul ee gobollada...Continue reading »
Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ee dowladda Soomaaliya ayaa dil toogasho ku ah ku xukuntay eedeysane, Aadan Sheekh Cabdi Sheekh Xuseen...Continue reading »
Dagaal u dhexeeya maleeshooyooyin beeleed ayaa waxaa uu ka qarxay koonfurta gobolka Mudug tuulo ku taal oo lagu magacaabo Baraag-Ciise. Wararka ayaa sheegaya...Continue reading »
Madaxweynaha dawlad goboleedka Puntland oo khudbad dheer xalay ka jeediyay magaalada Garoowe oo ay ka socotay xuska sannadguuradii 15-aad ee kasoo wareegtay...Continue reading »
Madaxweynaha dawlad goboleedka Puntland ayaa si kulul u weeraray dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya, isagoo ku tilmaamay dastuurka federaalka ah inuu...Continue reading »
Doon xoolo saarnaayeen oo ka baxday dekadda Berbera oo ku dagtay badda u dhexaysa Somaliya iyo Yemen
Doon u rarnayd ganacsato Soomaaliyeed oo ka tagtay dekedda Berbera ayaa ku dagtay badda u dhexeysa Soomaaliya iyo Yemen. Waxaana doonidan ay wadday xoolo...Continue reading »
Sarkaal sare oo ka tirsan dowladda Iiraan ayaa sheegay in maamul goboleedka Puntland uu sii daayay toddobaadkan 78-badmaaxe oo u dhashay dalkeeda, kuwaasoo...Continue reading »
Boqollaal dad ah oo taageersan hawlaha bini’aadannimo ee dawlada Turkigu ay ka wado Soomaaliya ayaa maanta isugu soo baxay fagaaraha daljirka dahsoon. Dibadbaxayaasha...Continue reading »
Maamulka gobolka Hiiraan ayaan wali wax war ah kasoo saarin Kooxo hubeysan oo ku dillay xalay meel aan ka fogeyn gurigiisa afhayeenkii odayaasha dhaqanka...Continue reading »
Labo kamid ah baallayaasha ay ku jiraan layrarka quwada qorraxda ku shaqeeya ayaa saakay subaxnimadii hore ay qaraxyo dhulka soo dhigeen kadib markii...Continue reading »
Taliska AMISOM ayaa ka hadlay dilalkii qorsheysna ee ay Al-shabaab ka fulisay magaalada Muqdisho iyo qaar ka mid ah gobollada kale ee dalka Soomaaliya,...Continue reading »
Madaxweynaha Jamhuuriyada Afrikada dhexe Michel Djotodia ayaa si aan wanaagsanayn loogula dhaqmay ayraboorka caalamiga ah ee JOMMO KENYATTA. Sida ay qoreen...Continue reading »
Shirkad laga leeyahay dalka Holland oo qalabayn iyo tababarba siin doonta ciidamada badda Soomaaliya
Shirkadan oo lagu magacaabo The Atlantic Marine and offshore Group ayaa lagu wadaa inay bilowdo tababarka iyo qalabaynta ciidamada ilaalada badaha Soomaaliya...Continue reading »