Scroll to Top

News Editor

Hussein Omar is a general assignment reporter for Bartamaha News Services (a SMO Company), based in Mogadishu, Somalia bureau. Hussein Omar is thrilled to call the Mogadishu home, especially because he loves sunny weather and food he's also a big football fan. Hussein Omar contributed to Bartamaha for blogging about general and breaking Somali news topics. His posts have been archived for your reading pleasure! http://www.bartamaha.com/author/news-editor/

abdiqaybdiid

Madaxweynaha maamulka Galmudug ayaa ku boorriyay dawlada federaalka ah ee Soomaaliya iyo maamul goboleedka Puntland inay fariistaan miiska wadahadalka...Continue reading »

images

Hay’ada dhakhaatiirta aan xuduuda lahayn ayaa gabi ahaanba joojisay hawlihii ay ka haysay Soomaaliya, iyadoo taasna ku micnaysay ammaan darrada soo...Continue reading »

qarax-moqdisho

Qarax la sheegay inuu ahaa mid laga maqlay xaafado badan oo ku teedsan suuqa Bakaaraha ayaa la sheegay inuu goor dhawayd ka dhacay caasimada Soomaaliya...Continue reading »

Dowlada-618x413

Qarax Khasaaro gaystay ayaa Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda Federaalka Soomaaliya waxaa lagula beegsaday Magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Sh/Dhexe. Wararka...Continue reading »

dab-ka-cay3

Khasaare dhanka maalka ah ayaa ka dhashay dab xoogleh oo maantay ka kacay goob lagu iibiyo shidaalka oo ku taalla caasimada dalka Soomaaliya ee Muqdisho. Waxaana...Continue reading »

Cadaalada

Wasiirka Garsoorka Soomaaliya C/laahi Abyan Nuur ayaa sheegay in dawlada Soomaaliya ay bilowday hubkadhigis lagu samaynayo shacabka, isagoo ka digay cid...Continue reading »

turki2

Dawlada Turkiga ayaa markale ku celisay inaysan waxba iska badali doonin siyaasadooda arrimaha dibada ee lagu caawinayo Soomaaliya. Diblamaasi sare oo...Continue reading »

e3

Ciidamada ammaanka dalka Masar oo gacan ka helaya militariga ayaa saaka weerar culus ku qaaday barxada Raabica Alcadwiya iyo Nahda oo ay ku suganyihiin...Continue reading »

Saacid_Muqdisho_2

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa xalay shir gudoomiyay kulan looga hadlay sugida ammaanka caasimada kaasoo uu ka qaybgalay wasiirka arrimaha gudaha...Continue reading »

c.shakuur-cali-mire-1

Wasiir ku xigeenka warfaafinta Soomaaliya C/shakuur Cali Mire ayaa ku tilmaamay eedayntii kasoo yeertay Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya inay...Continue reading »

4747.jpg.pagespeed.ce.lV_i0_86xt

Ergooyinkii ka qaybgalay shirweynihii lagu unkay maamul goboleed Jubbaland ee muranka badani uu ka taaganyahay ayaa wakhti dheeri ah ugu daray madaxweynaha...Continue reading »

Kenya-flag

Dawlada Maraykanka ayaa la sheegay inay xabsiga dhigtay nin u dhashay dalka Kenya oo lagu eedeeyay inuu maalgaliyo ururka Alshabaab ee ka dagaallama Soomaaliya. Maxamed...Continue reading »

ali-mohamed-gedi

Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi ayaa ku tilmaamay in koox dastuurka dalka diidanayd uu xukunkii gacanta u galay. Isagoo...Continue reading »

goo

Kadib markii uu muddo saacado ah ku jiray xabsiga ayaa la sii daayay danjiriha Soomaaliya u jooga wadanka Yemen. Ismaaciil Qaasim Naaji iyo fanaaniin Soomaaliyeed...Continue reading »

guriceel31-500x375

 Wareegto kasoo baxday xafiiska madaxweynaha Soomaaliya ayaa loogu magacaabay guddoomiyaha cusub ee gobolka Galguduud, Xuseen Cali Wehliye (Cirfo) iyadoo...Continue reading »

images (2)

Dowlada Britain ayaa sheegtay  in meelo kala duwan oo Hay’adaha gargaarka ay ku lahaayeen Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya  qalabkii yaalay ay...Continue reading »

qarax-miino3

Masuuliyiinta gobolka Shabeellaha Dhexe ee Soomaaliya ayaa ka badbaaday shirqool la doonay in lagu khaarajiyo. Waxaana la sheegay in loo dhigay miinada...Continue reading »

_69220605_farahstill (1)

Orodyahanka Soomaaliyeed ee Mo Farah ayaa ku guuleystay orodka dheer ee 10,000 oo mitir tartanka adduunka eek a dhacaya magaalada Moscow ee xarunta dalka...Continue reading »

axmed-fiqi

Madaxii hore ee nabadsugida Soomaaliya oo la hadlay wargeyska THE STANDARD ee kasoo baxa waddanka Kenya ayaa sheegay inuu ka hortagay weeraro argagixiso...Continue reading »

000000000000000006

8 q0f oo tahriibayaal ah ayaa dhimatay kadib markii ay doon kula qallibmatay Xeebaha dalka Talyaaniga . Tahriibayaashan oo doonayay inay tagaan dalka talyaaniga...Continue reading »