The wartorn nation is acting as a dangerous new magnet for terror. Loading ammunition into the magazine of his AK-47 assault rifle, the young suicide bomber looked straight into the camera. “Jihad is real,†he said. “There’s no way you can understand the sweetness of jihad until you come to jihad.†His accomplice joined in, his face hidden...Continue reading »
Author Archives: News Desk
Some analysts are warning that the Obama administration is taking the wrong approach in moving to increase US military support for the nascent Somalia’s government. Secretary of State Hillary Clinton said in Nairobi on Thursday following a meeting with TFG leader Sheik Sharif Sheik Ahmed that she and President Obama “want to expand and extend our supportâ€....Continue reading »
Kenya revealed on Friday that it had deported an Eritrean diplomat “for security reasons†hours before the country’s Foreign Minister made an abrupt visit to Nairobi seeking audience with President Kibaki. The diplomat is the second Eritrean to be expelled from Kenya in as many months on grounds of “security†— which is diplomatic...Continue reading »
Bartamaha(Ohio) waxaa maalintii jimcaha ahayd ka furmay magaalada Columbus ee gobolka Ohio bandhig buugeed aad u baaxad weyn oo ay soo bandhigeen shirkadda Scansom Publishing oo ah shirkadda ugu weyn ee soo saarta buugaagta Soomaalida, waxaana la qabanqaabinayay Somali Culture and Research Institute. Bandhiga waxaa la socday oo hadalo ku saabsan buugaagtooda ka jeedinayay...Continue reading »
Bartamaha (Muqdisho):- Madaafiicdan oo ah kuwa aan loom eel dayin ayaa waxa ay galabta ku jhoobteen gudaha Suuqa Bakaaraha Ee Muqdishi halkaasi oo dad badan ay ku naf waayeen. In ka badan 10-Madfac ayaa waxa ay ku dheceen qeybaha kala duwan ee Suuqa Bakaaraha kuwaasi oo qasaara ay ka soo gaartay dad raiyid ah oo ku sugnaa suuqaaasi ka dib salaadii Casi Ee Maanta. Inta...Continue reading »
Bartamaha (Muqdisho):- Madaxweynaha Dowlada Fd Soomaliya iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa galabta dib ugu soo laabtay Muqdisho iyadoo Islaamiyiinta ay ku soo dhaweeyeen Madaafiic ku hoobatay garoonka. Madaxweynaha Dowlada Fd Soomaaliya ayaa ka soo dagay garoonka Muqdisho iyadoo ay la socdeen masuuliyiin Dowladiisa ka mida iyadoo galabta laba soo dhaweyn oo kala duwan uu ka...Continue reading »
Overnight gun-battles between rival clans in a pirate stronghold on the coast of Somalia have left at least 17 dead and 30 injured, reports say. BBC — Local residents in Haradheere fled as fighting, reportedly over land and the alleged rape of a woman, intensified. Pirates who operate in the area, a port off the shipping lanes linking Europe to Asia, said they were...Continue reading »
Kooxda kubadda cagta ee Somali Tigers ayaa iyadu maalinimadii ay taariikhdu ahayd 08/02/2009 ku guulaysatay koobkii loogu magac daray Minnesota Somali soccer united (MSSU), kaasoo ay isku hirdinayeen siddeed kooxood oo ka tirsanaa kooxaha kubadda cagta ee ka dhisan Minnesota oo kala ah: Cedar Stars, Midnimo, Somali Tigers, Owatona, Twin Cities,Communality,Edenpraire iyo...Continue reading »
MOGADISHU, Aug. 8 (Xinhua) — Sheikh Hassan Dahir Aweys, a radical Islamist leader in Somalia, on Saturday strongly attacked U.S. foreign policy towards the war-torn Horn of Africa country, two days after Somali President met with U.S. Secretary of State in Nairobi, Kenya. Aweys, leader of the Hezbul Islam (Islamic Party), condemned what he termed as the U.S.’s...Continue reading »
The U.S. Federal Bureau of Investigation searched the office of a Minnesota travel agency this week for clues to the disappearance of 20 Somali-American men believed to be fighting in Somalia’s civil war. Omar Jamal, spokesman for the Somali Justice Advocacy Center, says the owner of Amana Travel was approached several months ago by two young men who wanted to travel...Continue reading »
Smoke rises from a house where militants were hiding during a police raid in Temanggung, Central Java, today. Noordin Mohammed Top (inset), the suspected terrorist behind the Jakarta hotel bombings, is believed to have been killed. Photo: Reuters The federal government is still waiting for confirmation from Indonesian authorities about whether terrorism mastermind Noordin...Continue reading »
Bartamaha (Athenes):- Dowlada Wadanka Giriiga ayaa shaaca ka qaaday in ay wax badan ka qaban doonto dhibaatada shacabka soomaaliyeed lagula dhaqaaqo dalka Giriiga ka dib codsiyo ay soomaalida jeediyeen. Wasiirka Arimaha Dibada Wadanka Giriiga ayaa kulan la yeeshay Jaaliyada Soomaaliyeed Eek u nool wadankaasi ka dib markii todobaadkii la soo dhaafay xabsiyada la dhigays...Continue reading »
Bartamaha (B/weyne):- Taliska CiidamaDA Dowlada Fd Soomaaliya Ee Gobolka Hiiraan ayaa shaaca ka qaaday in ay wadaan qorshayaal ay kula wareegayaan dhamaan deegaanada Gobolkaasi. Gen.Cali Maxamed Geedi oo ah taliyaha Ciidamada Dowlada Gobolka Hiiraan oo saxaafada kula hadlayay Magaalada Baladweyne ayaa shaaca ka qaaday in ay jiraan qorshayaal ciidamadooda ay ku gaarayaan...Continue reading »
Bartamaha (Afgooye):- Maamulka Xizbul Islaam Degmada Afgooye ayaa soo saaray wareegto ay ku farayaan masaajida Degmadaasi in salaada mar qura wada dukadaan . Wareegtadan oo loo qeybiyay in ka badan 65-Masjid oo ku kla yaala deeganada hoosyimaada Degmada Afgooye ayaa la sheegayaa in lagu amray in marqura ay wada Aadaamaan islamarkaana salaada la wada dukado waqto cayman. Amarkan...Continue reading »
Bartamaha (Xarardheere):- Xaalada Deegaanka Xarardheere ayaa la soo sheegayaa in ay dagantahay ka dib dagaalo qaraar oo ka dhacay Deegaankaasi Fiidnimadii xalay. Jawiga Deegaanka Xarardheere ayaa saaka lagu soo tuusay daganaansho aan caga badan ku taagnayn iyadoo la soo sheegayo in halkaasi ay saaka ku bexeen waxgaradkii shalay soo galaya Xarardheere. Gabi ahaanba waxaa...Continue reading »
Bartamaha(Muqdisho):-Wasaarada Difaca Ee Dowlada Wadanka Soomaaliya ayaa baaq u dirtay in dhamaan ciidamadii dowladii dhexe Ee Soomaaliya ay iska soo diiwaan galiyaan xarunta wasaaradaasi ee Muqdisho. Wasaarada Gaashaandhiga Dowlada Soomaaliya ayaa ka dalbatay saraakiishii iyo Ciidamadii hore Ee Soomaaliya waxii ka harsan in ay iska soo diiwaan galiyaan xarunta wasaaradaasi...Continue reading »
One of the largest Somali Book Festival has opened in Columbus, Ohio today . Jointly arranged by Scansom Publishers  Somali Culture and Research Institute. The event will run Friday August 7th, Saturday August 8th and Sunday August 9th at Global Mall 2210 Columbus, Ohio 43329 Watch Video here Scansom is the leading Somali book publisher in the world. Photos | ...Continue reading »
        Bartamaha(Xarardheere):- Wararka naga soo gaaraya deegaanka Xarardheere Ee Gobolka Mudig ayaa sheegaya in caawa maqribkii uu dagaal ka qarxay gudaha iyo daafaha Deegaankaasi. Deegaanka Xarardheere ayaa waxaa si xoogan caawa Maqribnimadii hore uga socanayay dagaalo u dhexeeya labada beelood oo maalmihii la soo dhaafay dagaalo iyo...Continue reading »
Bartamaha (Muqdisho):- Madaafiicdan oo qasaara ay ka soo gaartay dad rayid ah ayaa galabta xilli danbe waxaa la isku dhaafsaday Magaalada Muqdisho taasi oo badanaa ku dhacday Degmada Wardhiigley. Madaafiicda galabta ayaa waxa ay bilowdeen ka dib markii Xoogaga islaamiyiinta ay madaafiic ku garaaceen Xarunta Madaxtooyada halkaasi oo jawaab ka soo baxday ay waxyeela ka soo...Continue reading »
Bartamaha(B/Weyne):-Ciidamada Dowlada Fd Soomaaliya ayaa maanta howlgalo baaritaana ah oo ay ka sameeyeen xaafado ka mida Degmada Baladweyne Ee Gobolka Hiiraan waxa ay ku soo heleen mina aan qarxin. Ciidamada ayaa la sheegayaa in ay dhammaan dadka ka ereyeen goob loogu tilmaamay in ay wax ku aasanyihin oo ku taalay Xaafada Howl-Wadaan ee Baladweyne halkaasi oo ay ka soo...Continue reading »