Author Archives: shakra

Wasirka Gashaandhiga Dowladad FKMG “ Ciidamo Hor leh oo Ka imaanyo Jabuuti, Gini iyo Siralyon ayaa kusoo wajahan Mugadisho”

Mugadisho/Bartamaha:Wasaardda Difaaca Xukuumada FKMG Soomaaliya ayaa balan qaaady in Todobaadyada soo socda Dalka Soomaaliya la keeni doono Ciidamo hor leh oo ka imaan doono Dalalka kala ah Siiralyoon, Gini iyo Dalka Jabuuti. C/xakiin Xaaji Max’uud Fiqi oo ah  Ra’iisul wasaare … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Qasaarihii kao dhashay Dagaaladii Ka dhacay Maanta Degmada Dhoobley oo sii kordhaya iyo Xaaladda oo Degan

Dhoobley/Bartamaha:Wararka ka imaanaya Degmada Dhoobey Ee gobolka Jubada hoose ayaa tibaaxaya in haatan xaaladda Magaalada ay dagantahay kadib dagaalo xoogan oo ka dhacay xilliyadii lasoo dhaafay. Kooxda Shabaab ayaa la wareegtay Gabi ahaan Degmada Dhoobleey kadib markii ay dagala xoogan … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

C/rashiid Max’ed Xidig Oo Meleeshiyadka Shabaab ku Eedeeyay in Goob Militery ka dhigteen Suuqa Bakaaraha

Mugadisho/Bartamaha:Wasiir ku xigeenka Wasaarada arimaha bulshada, Shaqada iyo Shaqaalaha, dhalinyarada iyo Cayaaraha xukuumada KMG Soomaaliya C/rashiid Max’ed Xidig oo maanta usheegay Warbaahinada Mugadisho ka jiro, in xirnaashaha Suuqa Bakaaraha ay masuul ka yihiin Kooxda Shabaab islamarkaana Goob Militery ka dhigeetn. … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

UN especial envoy to Somalia, Augustine Mhiga meets with Somali parliament, speaker in Nairobi

Nairobi/Bartamaha:United Nations’ especial representative to Somali political affairs, Ambassador Augustine Mhiga had talks with Somali parliament speaker, Sharif Hassan Sh. Adam in Nairobi Kenya last night aimed at solving differences between parliament speaker and Somali president Sheikh Sharif Sh. Ahmed, … read more »

Posted in Latest Somali News | Leave a comment

Leonel Messi Oo Sheegay inuusan Marna ku biiri doonin Real Madrid

Spain:Lionel Messi  ayaa sheegay inuusan marna ku biiri doonin Naadiga Real Madrid Ee ku Ciyaarto Garoonka Barnabue Stadium. Mar La weediiyay in Messi uu ku biiri doono Mustaqbalka Kooxda Real Madrid ayaa sheegay in taasi aysan dhic doonin marna waxuuna … read more »

Posted in Sports, Wararka Maanta | Leave a comment

Nabadoon Axemed Diiriye ” AMISOM ayaa Masuul ka ah Inuu Xirmo Suuqa Bakaaraha”

Mugadisho/Bartamaha: Afhayeenka golaha dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye Nabadoon Axmed Diiriye Cali ayaa dhaliilay Ciidamada Nabad Ilaalinta Mugadisho Loo keenay isagoo xusay in Dhibaatada ugu weyn Ee Mugadisho ka jirto Ee masuul ka yihiin AMISOM waa sida u hadalka u … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda arimaha Bulshada “Axmed Madoobe Waa Shaqsi ka tirsan Saraakiisha Dowladda waxuuna noo qaabilsan yahay gacan kudhigista jubooyinka”

Mugadisho/Bartamaha:Wasiir kuxigeenka Dhalinyarada iyo Isboortiga, Shaqada iyo Shaqaalaha  C/rashiid Maxamed Xidig oo ah ayaa sheegay mar uu saxaafda la hadayay in dagaal xoogan ay ku qaadi doonaan Jubooyinka si ay ula wareegaan Xarumaha Shabaab ay haatan gacanta ugu hartay. “Axmed … read more »

Posted in Wararka Maanta | 1 Comment

Faah-Faahin Dheraad ah: kulan xasaasi Nairobi ku dhex maray Mahiga iyo Shariif Xasan

Nairobi/Bartamaha:Warar dheeraad aha ayaa kasoo baxaya kulan looga hadlayay Xalinta qilaafka siyaasadeed ee u dhaxeeya Madxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo gudoomiyaha barlamanka Shariif Xasan Sheekh Aadan kaaso oo xalay ka dhacay Dalka Kenya Ee Maagalaad Nairobi. … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Xildhibaanad Xaawo Qiyaad ” Ma Helno Xuquuqda aan Ku Leenahay Baarlamaanka Soomaaliya”

www.Bartamaha.com:Xildhibaanada haweenka baarlamaanka dowladda KMG ayaa ka cabanaya inay heli waayeen xuquuqdooda, waxaana eedeen ay u jeediyeen gudoonka iyo xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya. Xildhibaanad Xaawo C/llaahi Qiyaad ayaa sidoo kale Eedayn aye ku dooday in la jabiyay qodobo dastuurka ka mid … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Chelsea Vs Man United, Real Madrid Vs Totenham, Isku Aad-Aadka Champions League

Waxaa Maanta Oo Jimco ah la daabacay Isku Aad-aadka Koobka Uefa Champions League Wareegiisa 8da Ee Quetre Finalka iyo sdia ay Naadiyaashan isku arki karaan wareega Semi Finalka Ee Koobkani iyo Xilliga Finalka la qaban doono oo ay ku beegan … read more »

Posted in Sports, Wararka Maanta | Leave a comment

Xildhibaan Cumar Dheere “Meleeshiyaadka Shabaab waa ka Saari Doonnaa Gobolka Hiiraan”

Bartamaha:

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Saraakiisha Ahlusunna “Israsaaseyntii Ciidamada Ahlusuuna ku dhexmaray Degmada Luuq waxaa dhaliyay Muran”

Gedo/Bartamaha:Sa raakiisha Ahlusunna Waljameeca  ayaa ka warbixiyaya israsaasayn ka dhacday degmada Luuq Ee Gobolka Gedo, taasoo sababtay dhimasho iyo dhaawac. Israsaseyntani ka dhacday degmada Luuq waxay dhaxmartay Ciidmada Ahlusuna Waljameeca waxaana ku naf waayay 3 qof halka afar kalana ay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Safiirka Soomaaliya Ee Dalka Yemen ” Qaxootiga Soomaalida Yemen kama qeyb galin Siyaasadda Dalka Yemen”

Sanca/Bartamaha:Wararka kasoo baxaya Safaaradda Soomaalida ee dalka Yemen ayaa shaaciyay in Qaxootiga Soomaalida aysan ku lug laheyn Siyaasadda xoogan ee ka jirta Waddanka Yeman Ee Caasimadda Yemen. Safaaradda Soomaalida ee dalka Yemen ayaa si kukul u beensiay  in Qaxootiga Soomaalida … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Soomaali Laga sii Daayay Xabsiga Mandheera iyo Dowladda FKMG Oo Howl gallo ka Fulisay Beled xaawo

Bartamaha:Inkabadan 20 ruux oo Soomaaliya ah ayaa laga sii daayay xabsiyada Magaalaad Madheere Ee dalka Kenya kadib markii Odayaasha Magaalada Beled xaawo ay sameyeen dadaalo ku aada  sidii Soomaalida xabsiyada loogu sii dayn lahaa taasoo markii danbe ku guulesteen. Soomaalida … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Shir ka dhacay Nairobi oo lagu balan qaaday in goor dhaw lasoo bandhigi doono qabyo qraaleedkii Dastuurka Cusub Dowladda FKMG yeelaneyso

Bartamaha:Wararka ka imaanaya Dalka Kenya Ee Caasimadda Nairobi  ayaa shaaciyay in dadaalo wali loogu jiro sidoo loo dhamaystiri lahaa soo saarida dastuur cusub oo dalka uu yeesho xili waqti kasii dhamaanaya Dowladda FKMG Soomaaliya. Qeybo qoraaleedka ka dhiman Dastuurka Dowladda … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Xaaladda Degmada Beled xaawo oo Saakay kacsan kadib markii Xalay….

Xaaladda Degmada Beled xaawo Ee Gobolka Gedo ayaa Saakay kacsan kadib Duqeymo xalay ka dhacay Qeybo ka mid ah Degmada Beled Xaawo oo ay gacanta ugu jirto Dowladda FKMG Soomaaliya. Dagaaladii Xalay ka dhacay Degmada Beled xawo ayaa ku dagaalamay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

C/wali Max’ed Cali “Ahlusunna Waljameeca Siyaasad ahaan Dowladda Ayee ka tirsanyihiin Laakiin ….”

Bartamaha:Wasiirka qorshaynta Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumada Dowladda FKMG Soomaaliya C/wali Max’ed Cali ayaa sheegay in Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljameeca ay Siyaasad ahaan ka tirsan yihiin dowladda laakin magac ahaan ay la baxeen Ahlusuna Waljamceeca. Mar uu BBC-da la halday … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Maxaa kala heysto Manchester United Vs Asrenal (Warbixin Dheer)

Waxaa Maanta kulan ay dadweynaha falaaqeeyaya  arimaha Sportska ay sugi la’yihiin kulanka darbyga ah Ee dhax mari doono Kooxaha ugu tunka weyn Horyaalka England Ee Premersihipka oo maanta ciyaar adag oo ka tirsn FA Cupka kuwada kulmi oono Garoonka Manchester … read more »

Posted in Sports, Wararka Maanta | Leave a comment

Wasiiro iyo Aqoonyahaano ku kulmay Mugadisho

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Suspected Pirates Indicted in Yacht Killings

Fourteen men accused of seizing a yacht and killing its American crew last month in the Arabian Sea were indicted Thursday by a grand jury in Norfolk, Va., on piracy and kidnapping charges. If convicted of piracy, they face a … read more »

Posted in Latest Somali News | Leave a comment