Waa dood ku saabsan sidee loogu heli karaa xal arrinta Soomaaliya ee maanta taagan?, waxaana ka qayb qaadanaya wadaadada ugu magaca weyn Soomaaliya.
Jawaabaha ay bixinayaan wadaadadu waa kuwo u baahan in qalbiga lagu haysto, laguna dhaqmo.
Saacadda: 20:12
Luuqadda: Soomaali Read more »
Waa Muxaadaro cajiib ah oo looga hadlayo dhibaatooyinka cudurka dilaaga ah ee AIDS-ka iyo waxa keena.
Waxaana soo jeedinaya Shiikh Mustafe
Saacadda: 38 Daqiiqo Read more »
Waa Muxaadaro ku saabsan Siiradii Nabigeena “Nabadgalyo & Naxariis kokiisa ha ahaatee” waxaana inoo soo jeedinaya Shiikh Mustafe “Allaha ka raali noqdee”.
Muxaadaradani waxay u qaybsan tahay saddex qaybood oo kala ah: A-Xilligii ka horreysay Nabainimada B-Xilligii Nabinimada C- Haweenikii Nabiga (SCW) Read more »
Description: loading...
Tags: loading...
Credits: loading...
Website: loading...
Email to a Friend | Grab Code
Paste this code anywhere you can add HTML.