Calendar

Sheekh Shariif Oo Shacabka ka codsaday inay Taageeraan Dagaalada ay Dowladda Dalka kaga saarayso Shabaabka

bartamahaMugadisho/www.Bartamaha.com: Madaxweynaha Dowladda FKMG Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekkh Axmed ayaa markale Shacabka ka codsaday inay taageraan Dagaalada Ee Dowladad ku sifeeneeyso Mucaardaka Dowaldda Ee Al-Ashabaab.

Mudane Sheekh Shariif ayaa booqday aagga dagaalka shalay ku dhexmaray Cidmada Dowladda FKMG Somaaliya oo garab ka halayay AMISOM iyo Kooxda didan siyaasadda dowlada Ee Shabaab,ayuu sheegay inay Saraakiil ka tisrsan Shabab inay dagaalka kaga dileen halka Ciidamo kalena ay ka dhaawacen Shabaabka.

Wuxuu baaq u jeediyay ciidamada u dagaalama Al-Shabaab inay isku soo dhiibaan dowladda ayna ku soo biiraan, isagoo sheegay in la nabad galinayo, sida hadalka uu u dhigay Madaxweynaah Dalak Soomaaliya Ee Shekh Shariif Sheekh Axmed.

Madaxwaynaha dowladda FKMG Soomaaliya ayaa codsi u jeediyay Shacabka ku sugan Mugadisho inay tageero lixaad ah siiyaan Dowladda si loo ciribtiro Kooxda Mayalka adag Ee Al Shabaab isagoo Sheekh Sheriif sheegay in lagaaray waqtigii Ee Shacabka dhiigooda u huri lahaayeens idi Dalak looga sari Lahaa Meleeshiyadka Shabaab.

Mudane Shariif Sheekh Axmed ayaa ku fuunay inay guul ka gareyn Dagaaladii Ee la gaalyn Kooxda Alshabaab iasgao shegay inay dhawdahay xilliga dalka laga saari Lahaa Mucaardaka Shabaab.

Haddaba Madaxwaynaha dowladda FKMG Soomaaliya ayaa dhoor jeer baaq u jeediyay Shacabka Soomaaliya isagoo sheegay inay taageero buuxda siiyaan Dowladda FKMG Soomaaliya iyo Ciidmaada AMISOM.

Batamaha.com

Comments

comments

Category : Wararka Maanta.
« »

Comment: