Calendar

Ozil oo ku sii jeeda dhanka Manchester United

Warar kasoo baxaya saxaafadaha  ingiriiska in tababaraha Man United uu si xooga u rabo kubad sameeyaha Real Madrid ee Mascuud Ozil.

Warkaaso ka yimi saxaafada lagu magacaabo Daily express taaso sheegtay inuu khilaafyo ka dhex jiraan tababaraha Real Madrid Jose Mourinho iyo ciyaaryahankan Ozil,halkasu ka faa’iidaysanayo Sir Alex  ciyaaryahankan qaranka Germany si uu u keeno Theater of Dreams xagaaga soo socda kaasu u arko badal u qalma ciyaaryahanka ka fadhiisanaya ee Poul scholes .

Waxa xusuus mudan in doonitaanka ciyaaryahankani aanu ku koobnayn Manchester United oo khaliya halkaas oo ay doonayeen jaarkooda Manchester City mudo badan se ay ku fashilmeen inay helaan heshiiska ciyaaryahankan.

Comments

comments

About Staff

Staff waa Weriye kasoo warama Magaalada Muqdisho, wuxuuna wax ka qoraa Arrimaha Siyaasadda, Arrimaha Bulshada iyo Ciyaaraha.
Category : Ciyaaraha [ Sports ], Sports.
« »

Comment: